Ciidamada Gaalada AMISOM oo galabta duqeeyay xaafado katirsan magaalada Muqdisho iyo Khasaara shacabka soo gaaray.

Ciidamada Gaalada AMISOM ee ku sugan qaybo katirsan magaaalda Muqdisho ayaa gabaldhicii maanta madaafiic ku garaacay xaafado ay deganyihiin Dad Rayid Muslimiin ah.

Gabaldihcii maanta ayay ciidamada Saliibiga ah ee ku sugan Villa Somalia waxay madaafiic ku duqeeyeen degmooyinka Wardhiigleey, Yaaqshiid,Hodon iyo qaybo katirsan H/wadagaan.

Madaafiicda oo ahayd mid aad u xoogan ayaa saamayn ku yeelatay isku socodka gaadiidka dadweynaha ee isaga kala goosha suuqa Bakaaraha iyo xaafado katirsan magaalada Muqdisho.

Gaalada AMISOM ayaa sidaran u duqeeyay Yaaqshiid iyo Wardhiigleey oo ay kusoo dheceen dhowr madfac oo khsaara dhaliyay, goob joogayaal Andalus lahadlay ayaa sheegay in madfac kusoo dhacay Isgoyska Siinaay degmada Wardhiigleey ay ku dhaawacmeen ilaa iyo 2 Haween ah oo gaari ku sugayay Bosteejada gaadiidka BL ah laga raaco ee Siinaay.

Sidoo kale madfac ku dhacay Yaaqshiid ayaa sababay Khasaare soo gaaray dad shacab ah waloow aan si dhab ah loo ogayn xadiga uu gaarsiisanyahay khasaaraha shacabka soo gaaray, majirin wax dagaallo ah oo galabta ka dhacay magaalada Muqdisho taas oo muujinaysa in ciidamada Saliibiga ay yihiin Cadaw khatar ku ah Nolosha shacabka Muslimiinta ah ee ku nool magaalada Muqdisho.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: