Ilaahayow Qulubtyada Iimanka Ku sug// Tantawi iyo Gaalada caalamiga ah waxay ka tiri geeridisa

Ilaahayow iimaanka qulubtyada ku sug. AMIIN
kadib marki u aduunka ka tagay Dandawi dad badan aya ka hadlay dadkaas waxa ka mid ahaa.

afhayeenka Aqalka cad ee maraykanka Robert Gibbs oo shir jaraa’id ka qabtay dhimashada dandawi Gibbs wuxu si toos ah u yiri ”Codki dulqaadka iyo xumashada ku laha masar iyo caalamka ayu ahaa nin doonayeey aduun nabad ah!!!}

Madaxda imaradka iyo Baxrayn aya tacsi uga qadimay Xusni la mubarak geerida ku timid Dandawi.

Saxafada Yuhuuda inta badan cadadyadi saaka soo baxay aya ku sifeyeey dandawi nin dhex dhexaad ahaa!!! iyago ku amanay fatwooyinkisi.

__ Banaynta ka qayb galida bankiyada ribada ku dhisan

___ fatwadi uu ku mamnuucay camaliyadka isitsh-hadiga ah gaar ahan kuwa ka dhanka ah yuuhuda.

___sidi uu uga horyimid qazwooyinki manhatan

____Doorka u ku laaha xasuuqi qaza , godonka qaza iyo la kulanki gaarka aha ee shimon perez.

Joornalka Ma’arev aya sheegay in dandawi u ahaa nin waligis argagaxisada necbaa

Saxafada israail aya soo tirisay fatwooyinki faraha badna ee dandawi ka soo saaray umuraha musliminta.

Idacada Codka isr’aail ku hadasha waxay sheegtay in dandawi lagu yaqaanay dhexdhexadnimo!!!

Dawlada shiicada Iiran oo tacsi u soo dirtay qoyski dandawi iyo xukumada masar!!!!

Ilaahay wuxu oofsaday ,,Saxiibki gaarka aha ee sarkozy iyo Raali galiyihi kuwa ugu xun khalqiga Ilaahay Yuhuuda

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: