Haduu Mareykanka soo galo Dagaalka wali ma waxaan leenahay waa fitno?

Waxaa mahad iska leh Allah subxaanahuu watacaalaa nabad galyo iyo naxariisna nabi muxamed korkiisa ha ahaatee intii raacday oo rumaysayna allow unaxariiso. 

 Wixii hada Kadambeeya Dagaalkii oogu dambeeyay ayaan soo qaadaynaa ayay leeyihiin Ducafadii Dowlada Sheegtay waxayna leeyihiin waxaan helnay gaalo noo hiilisa waa mareekane waana soo gaba gabaynaynaa nimankaan naga soo horjeeda maadaama uu mareekanka noo ballan qaaday inuu cirka naga caawinayo hadaba waxay su aasha cinwaanka maqaalka ku socotaa culumadeena meel kastooy joogaan.

Ilaahay waxa uu quraanka inoogu sheegay (LAA YATAKHIDIL MU’MINUUNAL KAAFIRIINA AWLIYAA A MIN DUUNIL MU’MINIINA, WAMAN YAFCAL DAALIKA FALAYSA MINAL LLAAHI FII SHAY IN ILLAA AN TATAQUU MINHUM TUQAATAN, WAYUXADIRU KUM MULLAAHU NAFSAHU WA ILAALLAAHIL MASIIRU) Yeyna ka yeelan dadka mu’miniinta ah Gaalada sokeeye mu’miniinta ka sokow Ruuxii fala saasna waxba eebe xagii kama mudna, inaad dhawrsasho xaggooda ka dhowrsataan mooyee Wuxuuna idiinka digi Eebe Naftiisa, ilaahay xagiisaana loo ahaan.

Waxuu eebe subxaanahuu watacaalaa la hadlayaa waa dadka mu miniinta ah kuwaaso qaarkood kasuurawdo inay sokeeya kadhigtaan gaalada mu’miniinta sokadood mana ahan wax bannaan fil shareecal islaam, ayaamahaana waxaad moodaa inay soo badatay arrintaas loona arki waayo inay allah xagiisa dambi katahay, waxaana loo baahanyahay dadka culimada ah inay arrintaas u istaagaan kana waaniyaan dadka muslimiinta ah ee dhayal sanaya arrimaha noocaas ah.

Waxaa soo if baxaya in dadka muslimiinta soomaaliyeed lagu cadaadinayo inaynan taageerin mujaahidiinta ka dagaalamaysa soomaaliya khaasatan Al shabaab waxayna hada soo saarteen waxay oogu yeereen sharci in qofkii afkaaraha AL shabaab taageera oo wadamadeena kunool uu noqon doono dambiile waxay arrintaas u samaynayaan inay kala gooyaan shacabka iyo mujaahidiinta, waana waxa lagu yaqaano xaqqa,

Hadaba waxaad moodaa in la joogo wakhtigii uu nabigeena CSW uu inoo sheegay kaasoo ahaa in islaamka lagu gooban doono oo la isugu tagi doono, Markii ay asxaabtii RC ay Rasuulka waydiiyeen maxay tahay sababta ma islaamka ayaa yar see la isugu goobanayaa, Markaasuu Rasuulka kujawaabay islaamku ma yaree ee waxa ay jeclaadeen Aduunka geeridiina way karheen oo madoonayaan inay islaamka u jihaadaan ooy nafsadooda allah ka iibiyaan. Wuxuu kaloo Rasuulka SCW uu sheegay in qofka inuu islaamka ku dhago ay lamid tahay dhimbil dab ah oo gacanta laguu saaro waxaadna moodaa taageerida Al shabaab inay dad badani ay kunoqon doonta dhimbil dab ah oo gacanta la isu saaray waxaana idinkula dardaarmayaa dadka qurbaha kunoolow inay dhimbishaas gacanta ku xajistaan hadaad tuurtaana ogow inay ka xanuun badan tahay dhimbisha inaga dambaysa waa aakhiree.

Waxaan aamin sannahay taageerida mujaahidiinta ee soomaaliya ee cadawga hortaagan ama Al shabaab ha ahaado ama xizbul islaam ha ahaadaan waa xaq waana inagu waajib qofkii cabsadaana waa loo cudur daarayaa hadii afkiisa uu ka nabad galo mujaahidiinta, cabsidana waa wax banii aadamka ku abuuran waana la isugu cudur daarayaa balse waxaa oogu daran qof kunool dhulalka hagar daamada laga soo abaa bulayo in afkiisa ka nabad gali waayaan mujaahidiinta oo naftooda huray, waxaana dadka noocaas kula dar daarmayaa inay allah ka cabsoodaan oo xaqa aysan qarin haday xaqa cadayn karina afkiina halaga nabad galo.

Hadaan usoo noqdo cinwaankaygii waxaan og nahay hada inuu mareekan dagaalka uu ooga jira xaga dhaqaalaha iyo aalada, hadana waxuu sheegtay inuu si toos ah dagaalka uu soo gali doono waliba xaga cirka, hadaba hadii ay sidaa dhacdo culumooy ma wali waxaan oranaynaa soomaaliya waxa ka socdo waa fidno mase waxaad soo saaraysaan fataawo taageerta mujaahidiinta oo waxaad noo iclaa minaysaan jihaad waxaana aamin sanahay culumo badan inay arrintaas samayn doonto oo ay noogu dhawaaqi doonaan jihaad kaasoo awalab noo jiray.

Akhwaanii naftaan hal mar unbay go aysaa gaalana waay isi soo aruur sanaysaa waana talaabadii oogu dambaysay ee isku dayaayaan waxaana hagar daamadooda looga hortagi karaa in culumada ay istaagto taageeraana mujaahidiinta si ay u hugoobaan gaalo iyo gaalo raacyo waxaana dhihi lahaa dagaalka soomaaliya ka socdo waa mid diin ah mana dhamaanayo ilaa ay gaalo quusato, gaalana quusan mayso ilaa ay meesha ku jabaan hadaba waa gaba gabadii dagaalka iyo siraaca kadhaxeeya xaq iyo baadilka waxaana insha aalahu guulaysan doono siduu allaah inoo ballan qaaday xaqqa mar walba uu xaqa korrayn doono ilaa aduunka la rogo.

Waxaa kusoo gaba gabaynayaa in gacmaha la is qabsodo oo sufuufta lasimo oo lasoo afjaro kala jooga mujaahidiinta isku afkaarta ah waa Al shabaab iyo xizbul islaame, Walaalayaal adinkoo og in ay gaalo iyo gaalo raacyaba inay idiin soo gurbaan tumanayso waa idiin doqonimo inaad wali kala socotaan oo qoloba ay gooni wax u wado, Akhwaanii guushii waa lagaaray shacabkiina wuu ku qancay waxaad u keenteen hadaba waxaan inka sugnaa waa inaad gacmaha is qabsataan ood bayca kala qaadataan kadibna aad ku dhawaaqdaan AL Dowla islaamiyah taasoo mudo la inka sugayay waxaadna ogaataa inay inku fillan tahay taageerida allah iyo muslimiinta wax fahmaysa, ogaadana hagardaamo badan inay fashilmi lahayd hadaad kuwada dhawaaqdaan Dowlo aad u wada dhantihiin.

Mujaahidiinta waxaan inkula dar daarmayaa inaad soo jiidataan shacabka soomaaliyeed ee idin lajooga iyo kuwa dibada inka jooga, waxaad kaloo isku daydaan inaad culimada u fidisaan marti sharf ood u yeertaan ood isku daydaan inaan dad kale in kaga hor marin, waxaad wadaana isku daya inaad hor dhigtaan ood qancisaan,
Akhwaanii waan ogahay culumo badan inay wax in la fahmi la dahay waxaana umalaynayaa sababta inay xagiina tahay ood adinka la inka la yahay inaad soo jiidataan culimada waxaana aamin sanahay culimada inaa wax badan aad isla fahmi kartaan hadaad is hor fadhiisataan, hadaba waxaan inkula dar daarmayaa inaad ku dhaqaaqdaan sidaad u soo dhawaysan lahaydeen culimada iyo caamada iyo daalibiinta.

Waxaan dhamaantiin inkula dar daarmayaa ilaahay cabsidii iyo in lataageero xaqa meel kastoo joogtaan ilaahayna waxaan ka baryayaa inuu quluubteena isu soo dumo nagana dhigo kuwa isku sufuuf ah ama aan wada joogno ama aan kala maqnaano,
waxaan kaloo allah kabaryayaa in mar dhaw ALLAH natuso raaya islaam oo xoog badan.

kuwa wali dhunsan ee dowlada kusheega kujira ilaahay kabaqa oo xaqa soo raaca wali towbada way idiin furantahaye, ka garab dagaalanka Amisom iyo mareekan wallaahi waa lagu naar galayaa waana aduunyo oo way dhamaan hadaba intay goori goor tahay ilaahay u toobad keena adinkuba waad ogtihiin in xoog la inku haysto ood sidaad doontaan aad u hadli Karin oo la idin caburiyee hadaba waa idiin caqli xumo inaad wali sii fadhidaan oo la idin isticmaalo, hadaba ilaahay kacabsooda oo usoo noqda diintiina iyo muslimiinta garabkooda kuwaana kasoo horjeesta ilaahayna waa idiin gar gaarayaaye,
waxaa kusoo gaba gabaynayaa hadaad Allow hanuu ladoontay kuwaa dhun san dhakhsa kasoo kaxeey meeshay joogaan hadaase hanuun la doonin Allow dhakhsa u qabo oo jabi AAMIIN. ALLAHUMA SALLI WASALIM CALAA NABIYUNAA MUXAMED SCW
Wasalaamu Calaykum Warax matullahi Wabarakaatuhu
ABUU NACIIMA

 

 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: