Ciidamada Cadawga AMISOM oo Sedax qof oo Dhalinyara ah ku Toogtay Xaafadda Sigaale magaalada Muqdisho.

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Maydad dad rayid ah oo maanta laga helay hareeraha Suuqa weyn ee Bakaaraha magaalada Muqdisho waqti aysan wax dagaalla ah ka jirin magaalada Muqdisho oo ay deganaani jirtay.

Maanta Barqadii ayay Dadka deegaanka arkeen Maydadka 3 Wiil oo dhalinyaro ah waxaana lagu arkay Hoobadka Isgoyksa Bakaaraha gaar ahaan meel aan sidaasi uga fogayn Isgoyska Dabka.

Goob jooge ku sugan Xaafadda Siigaale ayaa Idaacadda Hornafrik ee fadhigeedu yahay magaalada Muqdisho uga warantay sida ay wax ugaareen dadka dhintay “walaal anagoo xaafadda ku sugan baan maqalnay rasaas ay soo dirayeen Ciidamada Burundi ee daaraha shaqaalaha ku sugan,daqiiqado kadib ayaan aragnay maydadka oo meesha yaal,dadka ladilay waxaa kamid ah Nin waalan oo Siigaal caan ka ahaa kadib anaga oo dadka deegaanka ah ayaa gaari dameer soo saarnay Maydadka suuqa Bakaaraha ayaana gaynay”ayay tiri Gabar warbaahinta lahadashay.

Maydadka dadkan ay AMISOM xasuuqday waxaa markii dambe lakeenay Masjidka Abaa Hureyra halkaas oo markii dambe laga aqoonsaday, Oogada Dhalinyaradan Muslimiinta ah ee la xasuuqay waxaa laga dheehan karay rasaas liif ah oo uga tiilay xabadka iyo madaxa taas oo muujinaysa in Ciidan tababar wanaagsan qaba ay sheedda ka toogteen.

Ciidamada Calooshood u shaqaystayaasha AMISOM labaxay ee Muqdisho ku sugan waxay caadaysteen Xasuuqa Shacabka Muslimiinta Muqdisho mana jirto cid laxisaabtamaysa oo aan ka ahayn Mujaahidiinta Xabadda la hor taagan

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: