WFP oo doonayso in qaab Xeeladaysan ay Koonfurta Somalia kusoo geliso Raashin dhacay iyo Wilaayaadka Islaamiga ah oo ka hortag u diyaar garoobay.

Hay’adda Q.Midoobe u qaabilsan Cunada ee WFP ayaa dejisay qorshayaal dhagar ah oo ay ku doonayso in ay Koonfurta dalka Somalia ay kusoo faraqdo Galeey dhacday iyo raashin kale kadib markii dhawaan laga diiday in ay si toos ah uga shaqayso Koonfurta.

ku dhawaad 120 Gaari oo ah nuuca Xamuulka qaada ayaa Raashin badan kasoo qaaday Dekadda magaalada Barbar gobalka W/galbeed Somalia ayaa soo gaaray magaalada Gaalkacyo xarunta Gobalka Mudug waxaana socda dejinta qorshayaal raashinkaasi Muqdisho iyo meelo kale lagu keeni rabo.

Warar Hordhac ah oo aan helnay ayaa tilmaamaya in Gaadiid badan dejin lagu bilaabay si raashinka loogusoo qaado Wilaayaadka ay maamulaan Shabaabul Mujaahidiin iyadoo la adeegsanayo ganacsato Somali ah.

WFP oo ku hungowday in ay Raashin soo geliso Koonfuta ayaa qorshaysay in Raashinka ay G/kacyo keentay ay ka bedesho Jawaanada waxaana lasoo sheegayaa in Jawaano u muuqaal eg kuwa dhuxusha lagu gedinayo Raashinka kadibna qaab ganacsi oo kale gaadiid xamuul ah loogusoo qaadayo Koonfurta Somalia.

Wilaayaadka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa iyana heegan galay si ay uga hor tagaan Raashinkaasi dhacay oo ay WFP doonayso in shacabka Muslimiinta Somaliyeed ay ku dhibto islamarkaana ay uga Fasahaadiso beerashada dhulkooda.

Tani ayaa ah Khiyaano kale oo ay WFP u isticmaalayso shacabka Soomaaliyeed oo hadda ku guda jira soo goosashada dalagyadii ay dhawaan beerteen, Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa sanadkii lasoo dhaafay uga Mamnuucday WFP in ay raashin dibadda laga keenay Somalia ka qaybiso taas bedelkeedna ay Gudaha Somalia raashinka ka Iibsato.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: