Wilaayada Islaamiga ah ee Sh/Hoose oo maanta 500 neef oo xoolo ah ka qeybisay degmada Janaale oo la siiyay dadka Masaakiinta ah.

 

Wilaayada Islaamiga ah ee Sh/Hoose ayaa maanta xoolihi Zakada aha ee laso uruuriyay waxay qaar kamid ah ka qeybisay degmada Janaale iyo tuulooyinka hoos yimaada iyadoona la siiyay dadka Masaakinta ahaa ee deegaanadaasi ku dhaqan.

Saraakisha Diiwaanka Zakada Wilaayada Sh/Hoose ayaa ku waramay in maanta laga qeybiyay deegaanka Janaale 500 oo neef oo lo’ iyo ari isugu jira kuwaasi oo la siiyay qoysas fara badan, halka qeyb kale oo Zakawaatka kamid ahna dib laga qeybin doono.

Masaakiintii xoolahaasi la siiyay ayaad ugu riyaaqay iyagoona sheegay noloshooda in aaney helen wax xoolo ah oo sidaasi oo kale kusoo gala, waxaana qaarkood ay u duceynayeen Wilaayada Islaamiga ah oo arrimahaasi qaban qaabisay.

Maalmaha soo socda ayaa lagu wadaa in Zakawaatka caynkaasi ah ee Ancaamta ama nimcooleyda in laga si qeybiyo dhamaan deegaanada Wilaayada, waxaana ay arrintani imaaneysa waqti guud ahaan Wilaayaatka Somaliya ay ka socdaan arrimahaasi.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: