Wasiir beeraha qaabilsan oo Howlgal Milatari sheegay kuna dhaartay Cudada Ciidamada AMISOM.

 

Max’ed Ibraahim Xaabsade oo maamulka DKMG ah u qaabilsan Beeraha ayaa shaaca ka qaaday isagoo dhaaranaya weerar in ay ku yihiin maalmaha inasoo aadan Wilaayaatka Islaamiga ah ee dalka Somaliya halkaasi oo laga hirgaliyay Shareecada Islaamka, shacabkuna nabad galyo kula naaloonayo. 

Xaabsade oo hadal siinayay Idaacad Maxalli ah ayaa sheegay in dhameeyeen dhamaan qorshayaalkoodii ku aadanaa diyaar garowga dagaalka ayna dhawaan duulaan kusoo yihiin meelaha kala duwan ee laga heysto.

Waxaa uu sheegay in Ciidamada dawladda KMG ah dagaallo isku waqti ah ka gali doonaan gobollada dalka sida Hiiraan, Banaadir, Shabeellooyinka, Jubbooyinka iyo Gedo waana gobollada ay hadda gacanta ku hayaan intooda badan Shabaabul Mujaahidiin.

Hadalka Xaabsade wuxu daba soconaya hadallo hore ay warbaahinta uga sii daayeen xubno kala duwan iyo madax kamid ah DKMG ah kuwaasi oo sheegayay dagaal kama danbeys ah in ay qaadayaan si dib ay ugu soo ceshadaan inta ay awoodaan dhulka hadda Islaamiyiintu maamulaan.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: