Guutooyinka Shabaabul Mujaahidin oo xalay saqdii dhexe dagaal qorsheysan ku ekeeyay dhamaan xarumaha Maleeshiyada DKMG iyo kuwa AMISOM( Warsaxaafadeed).

Guutooyinka kala duwan ee Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidin ayaa xalay habeen barkii waxay weerar qorsheysan oo isku waqti ah mar qura ku qaadeen dhamaan difaacyada iyo xarumaha ay Muqdisho ku leeyihiin Maleeshiyada DKMG ah iyo Ciidamada AMISOM.

Dagaalka ayaa muddo laba saacadood ah soconayay waxaana uu geystay khasaare xoog leh uu gaaray iyadoona ay jiraan sidoo kale askar kamid ah Al-Shabaab oo dagaalka ku shahiiday.

Haddaba Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa warsaxaafadeed kasoo saaray dagaaladaasi, waxaana nala soo gaarsiiyay nuqul kamid ah warsaxaafadeedkaasi oo u qornaa sidatan:-

بسم الله الرحمن الرحيم الحمدُ لله ربّ العالمين والصّلاة والسّلام على نبيّنا محمّد و على آله وصحبه أجمعين أما بعد: 

Waxaa Saacadu markii ay ahayd 02:00am ee saacada Muqdisho dhowr guutto oo ka tirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab weerar balaaran ku qaadeen Difaacyada Cadawgu kuleeyahay qaybo kamid ah Degmooyinka Magaalada Muqdisho. Difaacyada ay Mujaahidiintu weerareen waxaa kamid ahaa Dhanka Xaafada Xoosh, Ex.Kontorool Afgooye,Kuliyadii hore ee Jaalla Siyaad,Gurigii hore ee C/Qaasim,Madaxtooyo oo laga weeraray labo dhinac (Wadada Florenca iyo Wadada Aadan Cadde),Afarta Jardiino,Maanabooliyo,Agagaarka Hotel Global iyo dhanka xeebta Badda liido. 

Dagaalka oo socday mudo 2 saacadood ah ayaa waxaa ILAAHAY fadligiis Mujaahidiinta u suuragashay inay Cadawga gaarsiiyaan khasaare aad u baaxad weyn isla markaana ay kala wareegaan mudda kooban difaacyo dhowr ah Waxaana jira Khasaare xoog leh oo soo gaaray Gaalada Amisom ee ku sugan Kuliyadii hore ee Jaalle Siyaad taas oo keentay in Gaaladaasi si Fulaytinimo ah u duqeeyaan Degmooyin iyo Xaafado ka fog goobaha ay Mujaahidiintu kula dagaalamayeen Cadawgaas. 

Dagaalka ayaa kusoo gabagaboobay sidii ay Mujaahidiintu ugu talagaleen saacadu markii ay ahayd 04:00am Saacada Muqdisho,waxaana halkaas ku shahiiday 2 kamid ah Mujaahidiinta halka 3 kalena uu kasoo gaaray dhaawac fudud,Waxaanan ALLAAH  SW ka baryaynaa inuu Shuhadada iskugu jirta shacabka iyo Mujaahidiinta ka aqbalo shahaadadooda kuwa dhaawaca ahna usoo dedejiyo caafimaad qab Insha’allaah.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: