Wilaayada Islaamiga Ee Gobolka Sh/Dhxexe ayaa oo Zako tiro badan u qaybiyey dad masaakiin ah

Wilaayada Xarakadda Shabaabul Mujaahidiin ayaa Maanta Xoolo gaaraya 428 Neef oo isugu jira Lo’ iyo Ari u qeybiyay Dad Masaakiin Fuqara ah oo ku dhaqan Degmada Balcad iyo Hareeraheeda ee Gobolka Shabeeladda Dhexe.(Daawo Sawiradda)

Guddiga Diiwaanka Zekada oo uu ka socday Sheekh Fu’aad Maxamed Khalaf ayaa Goob joog ka ahaa Munaasabaddii lagu Qeybinayay Xoolahaasi sidoo kale waxaa ku sugnaa Saxaafadda.

Sheekh Fu’aad ayaa sheegay in 8-da Sinfi ee uu ilaahay Amray in la siiyo sakadda ay u Qaybiyeen Xoolo ka kooban 161 Lo’ ah iyo 267 Ari ah.

Zako Qeybinta ayaa ka socoto 10 Gobol oo ah kuwa ay Xarakadda Shabaabul Mujaahidiin Gacanta ku hayso ee Koonfurta Soomaaliya.

Zakadani waxaa ka faa’iidaystay Dad badan oo Masaakiin Furqaro ah, waxayna arintani wax ka tari doontaan inay Qeyb ka daboosho Baahidda Shacabka Soomaaliyeed isla markaana waxay muujinaysaa inay Shacabka Soomaaliyeed is kafaalo qaadi karaan haddii ay si rasmi ah u qaataan Shareecadda Islaamka.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: