Sh.Usama”Cadaalada ka mid ma’ahan in Ameerikaanku ku Noolaadaan Baraare iyada oo ay Walaalaheena Gaza ku jiraan Nolol Rafaad badan”.

Chanalka Al-jazeera ayaa Baahiyay Maanta oo Axad ahi Cajal Maqal ah oo uu soo Diray Hogaamiyaha Ururka Al-Qaacidda Sheekh Usaama Bin Laadin, wuxuuna Cajalkaasi ku sheegtay inay iyagu ka danbeeyeen Weerarkii Diyaradeed ee 25 December lala damacsanaa in lala beegsado Maraykanka. 

 

Fariintani ayaa si gaar ahi ugu socotay Madaxweynaha Maraykanka,” ka socoto Usaama ku socoto Madaxweynaha Maraykanka Obama”.

Sheekh Usaama wuxuu ku jiri Cajalka “Fariinta aan Idiin soo saarnay Diyaaradii Cumar Faaruuq waxay Xaqiijinaysaa Fariin ka horeysay oo ah inuusan Maraykanku Waligii amaan ku Naaloon illaa inta ay Filastiin uga Naaloodaan Nabad”.

Wuxuu intaa ku daray”Cadaalada ka mid ma’ahan in Ameerikaanku ku Noolaadaan Baraare iyada oo ay Walaalaheena Gaza ku jiraan nolol rafaad badan”.

Sheekh Usaama ayaa ku Hanjabay “Weerarada aan idinku hayno way idinku soconaysaa Maadaama ay si joogta ah u sii Socoto taageerada Ameerikaanku siiyo Israel”.

Fariintan Tan ka horeysay ee uu soo diro Sheekh Usama Bin laadin ayaa ahayd 10 September ee la soo dhaafay taas oo kula hadlay Obama wuxuuna ku yiri “Awood u malana inuu Joojiyo Dagaalada ka socda Ciraaq iyo Afqaanistaan”.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: