Saliibiyiinta Midowga Africa Oo Loo Kordhiyey Sidii Shacabka ay U Xasuuqi Lahaayeen

Saliibiyiinta Africa ayaa Shalay Markale Waqtiga U Kordhiyey Saliibiyiinta AMISOM Ee Xooga Ku Jooga Dalka Soomaaliya, Waxayna Gaalada Madow Ugu Dareen Mudo 6 Bilood ah, ay Shacabka Ku Xasuuqaan Iyagoo Sidoo Kale Dalbaday In Beesha Gaalada Midowdey La Soo Gaarto Taageero Dheeri ah ay Shacabka Ku Sii Xasuuqaan.

Ergeyga Sharta Iyo Xasuuqa U Qaabilsan Midowga Africa Oo Lagu Magacaabo Ramadaan ayaa Shir Jaraa’id Oo Uu Qabtay Ku Sheegay,Aragtiyo Isweydaarsi Kadib Waxaa Leysku Waafaqay In Lataageero Mudo Kordhinta Saliibiyiinta AMISOM Si ay U Sii Xasuuqaan Shacabka Muslimka Inta Ka Hartay.

 Ramadaan ayaa Sidoo Kale Sheegay In Mujrimiinta Dowladaha Midowga Africa Laga Yaabo Inay Gaalada.Midowdey (Q.M)  Ka Codsadaan Inay Kala Wareegto Howlgalka Soomaaliya.

 Waxa Uu Sidoo Kale Sheegay Inay Doonayaan In Beesha Gaalada La Soo Gaarto Kaalmooyin Ciidan Isla Markaana ay Dowlada Ridada ah Ka Caawiso Sidii ay U Qabsan Laheyd Dalka Oo Dhan Socon Weynee Maan Orodno Waaye

Hadafku Waa Dardargalinta Amaan Darada Iyo Xasuuqa Shacabka Muslimka Si aan Hadafkeena Gaalaysiinta ah u Gaarno Waxaa Hadalkaas Sheegay  Ramadaan.

 Gudoomiyaha Saliibiyiinta Midowga Africa Jean Peng  ayaa Ku Sheegay Taqriir Uu Shalay Ka Diyaariyey Xaaladaha Ciidamada Saliibiyiinta AMISOM Inay Soomaaliya Geeyeen 5,268 Askari Oo Uganda Iyo Burundi Ka Kala Socda Wuxuuna  Carabaabay Inaysan Wali Gaarsiisneyn Tiradii La Rabay Ee 8,000.

Waxaa Uu Sidoo Kale Sheegay Jean Peng In Dowlada Jabuuti 450 Askari U Tababartay Dowlada Ridada Ee Uu Hogaamiye Murtad Shariif Wuxuuna Sidoo Kale Cadeeyey In Buruundi Balan Qaaday Inay Tababari Doonto 800 Oo Askari Sidoo Kalana Uganda Tababar Kale Laga Filaayo Bisha March 2010.

Mudo Kordhinta Ciidamada Saliibiyiinta  AMISOM ayaa Imaaneysa Xilli ay Sii Kordheyso Duqeymha ay Ka Geystaan Magaalada Muqdisho Oo Sababta Qasaarooyin Naf Iyo Maalba Leh Oo Soo Gaaray Rayidka, Iyadoo aysan Jirin Cid Iska Waydiisay Xasuuqa Shacabka Muslimka Lagu Haayo. 

 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: