Mujaahidiinta al-shabaab ayaa Maanta U Soo Gabagabeeyay Tabobaro Iyo Dhuulatos ay Xaflada Ku Soo Bandhigeen Magaalada Muqdisho SAWIRO

Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa Maanta Magaalada Muqdisho ku soo bandhigtay Boqolaal ka tirsan Ciidamadooda kuwaas oo Tabaro ugu soo Gabagaboobeen Mucaskaro Ciidan oo ku yaal Gudah Dalka Soomaaliya, Mas’uuliyiin Sarsare ayaana ka hadlay Dhoolatus lagu soo bandhigayey Ciidankaas.

Xaflad Dhoolotus ah oo Ciidanka loogu Qabtay Xerada Maslax ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa ka soo qeybgalay Dadweyne iyo Mas’uuliyiin ka tirsan Al-shabaab oo ay kamid ahaayeen Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur, Sheekh Cali Max’ud Raage (Cali Dheere) iyo Sheekh Fu’aad Max’ed Khalaf kuwaas oo halkaa Khudbada kala duwan Ciidanka ugu jeediyey.

Sheekh Cali Dheere Afhayeenka Al-Shabaab oo ka warbxinayey Nuuca uu yahay Ciidanka ay soo tababareen, halkey ku tababareen iyo hadafkooda ayaa yiri:“Ciidankaani Mahaan Ciidan laga keenay Dalka Dibadiisa ugaandheys iyo Buruundi, IToobiya iyo Amxaaro iyo Balaayo lagama keenin, waxay ka soo baxeen Mucaskaro Islaami ah waxay u soo baxeen oo ay guryahoodii uga soo baxeen waxaweeyaan Kalmada Ilaahey S.W inay koryeelaan, uma dagaalamayaan Qowmiyo iyo wadaniyo iyo Dal iyo Ciid kaligeed uma dagaalamayaan, lama dagaalamayaan Jinsiyo iyo Qabiil iyo Koox midna lama dagaalamayaan, waxay u dagaalamayaan waxaa weeyey Diinta Ilaahey in la koryeelo, Dadka Muslimiinta ah ee Dulman meelkasta oo ay joogaana Dulmiga laga qaado”.

Sheekh Fu’aad oo isna Ciidanka la hadlayey ayaa ku baaqay in la dumiyo Q.M, Beesha Caalamka iyo Maxkamada Aduunka isagooleh:“Q.M waa inaad dumisaan, ilaahey iyo Rasuulkiisey ladagaalameysaa arikaa Alle waanagu cisiiyey Ilaahey waanawaafajiyey inaanu Towxiid dadka ugu yeerno isaga aanu koryeelno Nabigu S.C.W Risaaladiisu waxay aheyd in asnaamta la burburiyo hadaanan Q.M laduminin hadaanan Beesha Caalamka laduminin hadaan Maxkamada Caalamiga aduunka aanan burburinin Ilaahey lama caabudi doono subxaanah”

Sh Fu’aad Wuxuu been Auur ku tilmaamay hadalo Maalmahan Suuqa soogalay oo ah inuu Khilaaf ka dhexeeyo Al-shabaab wuxuuna Sheegay inay midoobayaan Al-shabaab iyo Xisbul Islaam wuxuuna yiri:“waxaan ku darayaan oo aan halkaan ka sheegayaa, waxa iskhilaafay Shabaab waxa iskhilaafay Mujaahidiin arintaasi Been iyo been Abuur weyn waaye, Mujaahidiin isma khilaafayaan, waxaa midoobaya Xisbul Islaam iyo Xisbu Shabaab Mu’miniintoodhan baa midoobaya, waxaad ogaataan Muslimiintu wey cisoobaysaa Ilaahey baa Amray Jihaadka Jihaadkaa Yaan laga harin”.

Sheekh Fu’aad ayaa Madaxwenaha Mareykanka Obama Digniin Culus u jeediyey wuxuuna ugu baaqay inuu Towbadkeeno inatay goori goortahay wuxuuna yiri:“Ilaaheybaan ku dhaartee waxaan Fariintaan u dirayaa Obama waxaanan leeyahay Walaahi Nolol Maheleysid Sharafna maheleysid iyo meel aad ku noolaato Allaan ku dhaaranee waan kula dagaalameynaa oo waan kula dagaalameynaa Alle Idinkiis Alle wuxuu kaa dhigayaa mid duleysan aduun iyo Aakhiroba hadii aadan Towbad keenin waxaan kuugu baaqayaa inaad Alle u soo noqoto oo aad diinta Islaamka u soo laabato hadii kale waanu idinla dagaalameynaa Alle idankii”.

Sheekh Mukhtaar Roobow Abu Mansuur oo isna goobta ka hadlay ayaa ugu baaqay Dhalinyarada Carbeed inay tagaan oo ay ka dagaalamaan Dalka Yeman wuxuuna Sheegay inay dhankooda Gargaar diyaar ula yihiin Xoogaga ka howjeeda Dowlada Yeman wuxuna yiri:“Walaalaheena Yeman inshaa Allahu tacaalaa Gurmadkiinii inaan nahay ogaada Mujaahidiinta Reer Soomaaliya Diyaar waxay u yihiin Biyahas yar ee noo dhexeeya inay ka soo talaabaan oo ay idiin soo gurmadaan u diyaariya meeshey ku soo gurman lahaayeen.

Gabagabadii Xaflada ayey Ciidamada Tabarka loo soo xiray waxay Dhuulatus ku sameeyaan qeybo kamid ah Magaalada Muqdisho waxaana la arkayey Boqolaal Ciidamo ah oo ku hubeysan Hubka noocyadiisa kale duwan isla markaana Labisan Dareys Tuute isku mid ah kuwaas iyagoo wata Gaadiidka Dagaalka oo ay ku jiran Beebeyaal maray  Xaafadaha Magaalada intooda badan.

3 Responses

  1. ascwrbt’/
    allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar
    guuleeeeeeeeeeeeeysta al shabaab ilaahay idin kiisa jundulaaah- somali ooshan illaahay idin hanan shii mansha alah

  2. a/c/w/w allaha guuleeyo islaamka oodhan qaasatan allshabaab ayaan taageerayaa waa rag utaagan in ay ladagaalamaan gaalada iyo murtadiinta ayagoonan awood ay iskaga dhiciyaan aysan haysan alle ayaa la jiro macoodana ah w/w/w

  3. AS.C..HADEY SHAR INAGU WADAAN DALKEENA IYO DIINTEENABA ALLAHA KA QABTO HADEY DANTA ALLE KU SOCDAANA IYO RAALI GALEYNTIISA ALLE WUU GUULEYN

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: