Qaladaadka Laga Galay AL Walaa Wal Baraa Gaalkeega Waa Muslim

Waxaan Shaki Ku Jirin Maanta Dagaalka Saliibiyiinta Ee Islaamka Kula Jiraan Af Iyo Adinba Dhinac Walba ah Dagaalka ayaa Loo Kala Saaray Mid Duulaan,Dhaqaalo,Siyaasad,Caqiida, Iyo Qaar La Baxay Ahlu Sunah ay Gaalada Dhinac Ka Taageerayso Tigree Iyo Marekankaba Dhinac Ka fangareenaayo Oo Culimada Islaamka Uga Digeen Kuwaas oo ah Mushrikiin Mudana dagaalka Gaalada In ayaga Laga Hormariyo. 

Taasi Waxaa Ka Sii Daran Culima Salafiyiin Sheeganaaya Hadana Afkooda Mujaahidiinta Ka Fakan la, Fataawo Waxay Ku Sheegeen ama Bayaan ay Ka Soo Saareen aysan marnba Afkooda Soo Marinin Gaalad Halala Jihaado ama Wadanka Haka Baxaan ayaa maanta Mujaahidiinta Markii ay Cadowga Qoriga Caaradiisa La Hor Taagan Culimadana ay Ku Tiirsanaayeen Kuna.

Waxaana Shaki Ku Jirin Mujaahidiinta Qoriga Inay U Qaateen Difaaca Diinta Dadka Iyo Culimada Soomaaliyeed.

Iyadoo aan Wada Ognahay Xiligii Dagaal oogayaashii Ee Ash-haado la Dirirka ay Culimada In Badan Ka Dhoofinaayeen garoomada ay maamulaan laga Soo bilaabo Muqdisho Maamulada Dulmiga Ku dhisan Ee hoos taga Xukuumada Mujrim Zanaawi ee ka Dhisan Waqooyi Bari Iyo Waqooyi galbeed ilaa Hadana Muslimiinta lagu Dhibaateeyo iyo culimada.

Ma XaqbaaCulima Ku Sheegow Inaan Ku Difaaco Afkaagana aan ka Fakan Waayo Hadaadan Saaxada Ila Joogin Maxaan Afkaaga Uga Fakan Weyne.

Culima Ku Sheegow Alle ayaan kaaga Dacwoonay Inaga Iyo Gaalo Iyo Gaala raacba Waxaan Xabad ahayn Nagama Dhaxaysa Diinteeda ayee Ku Soo duuleen Dadkeega ayee Ku Soo Duuleen Dalkeega ayee Ku Soo duuleen.

Culima Ku Sheegow Afkaaga aan ka Nabad Helo

Culima Ku Sheegow Afkeega Kuma Qabto

Culima Ku Sheegow Sidaan Kuugu Hiiliye Iguma Hanbeenin I Amaan Gali

Sheekh Cabdulqadir mumin Allaah Dhowree Oo Ka Mid ah Culimada Soomaaliyeed ayaa Sifiican Uga Waramay Culima Ku SHeegii Iyo Munaafiqiinta Halkaan Kaga Bogo.

Qalinka: Abu-3abdallah

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: