Xukuumada Ridada Ee Murtad Shariif Oo Taageeray In Wadanka Lakala Qeebiyo Si Loo hoos Tago Xuukumada Mujrim Zanaawi

Murtad Shariif Oo Maanta Ka Qeyb Qaatay Xaflad Lagu Sheegay In Lagu Dhamaystiraayo khilaaf Ka Dhex Jiray Maamul Hoos Taga Cadowga Soomaaliyeed Ee Tigreega Oo lagu Magacaabay Gal-mudug ayuu Ku Taageeray Maamul Goboleedyada Cusub Ee Xubno Ka Mid Maamulkiisa Ridada Hirgelintooda Ka Wadaan Qeybo Ka Mid ah Gobolada Dalka, Iyaga Oo Taageero Ka Helaya Saliibiyiinta Reer Galbeedka.

 Waxa Uu Maamuladan Ku Tilmaamey Hirgilintoodu Qeyb Ka Mid ah Dhameystirka Siyaasada Iyo Qorshayaasha Ee Shacabka Iyo Wadanka Loo Kala Qeybin Lahaa.

 Sidoo Kale Murtadka Shariif, Waxa Uu Taageeray Qorshaha Xubno Shir Ku Yeeshay Degmada Doolow Ee Gobolka Gedo, Maalmo Dhaweyd ay Ku Dhawaaqeen,Inay Ka Hirgalinayaan Dowlada Goboleed Waxa ay Ku Sheegeen Balse Shacabka Muslimka Lagu Kala Dheereenaayo ayna Yeeshaan 6 Gobol Oo Ka Tirsan Koonfurta Soomaaliya, Waxa Uuna Talaabadan Ku Soo Dhaweeye Mid Lagu Dar-dar Gelinayo Sida Shacabka Muslima Laysaga Hor Keeni lahaa Oo Qabiil Qabiil Laysaga Hor Keeni Lahaa.

 Waxaa Uu Sidoo Kale Sheegay Inay Ku Guda Jiraan Dadajinta, Dhismaha Maamula Kale  Ee Lagu Kala Qeybinaayo Shacabka Muslimka Soomaaliyeed Si Loo Xaqiijiyo Qodobka Dastuurka Baadilka Ee Reer Galbeedka U Soo Qoreen.

 Dhinaca Kale Shariifka Waxaa Uu Dhaliilay Khilaafyada Had Iyo Jeer Ka Dhex Dilaaca Maamulada Kale Hoos Taga Tigreega.

 Si Kastaba Ha Ahaatee Arintaan ayaan Ku Cusbeen Dhagaha Shacabka Soomaaliyeed Iyadoo La Wada Ogyahay Inuu Cadowga ka Shaqeenaayo Sida Walaalaha Soomaaliyeed look ala Qeybin Lahaa Oo Qabiil Qabiil Laysugu Diri Lahaa Taasna Waxaa Ka Hor Taagan Oo aan Marnaba Raali Ka Noqoneyn Mujaahidiinta Dhiigooda Iyo Dhacaankooda u Hurey Inay Ku Difaacaan Diinta,Dadka Iyo Dalka

 Sidoo Kale Dhinaca Kale Waxaa Ku Taageeray In Wadanka Qabiil Qabiil Loo Kala Qeebiyo Ninka Lagu Magacaabo Cabduqadir Cali Cumar Oo Ku Magacaaban Jago Beenaadka Ee Wasiirka Arimaha Gudaha Waxaana Uu bogaadin U Jeediyay Mas’uuliyiinta Galmudug.

 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: