Wilaayada Islaamiga Ee Jubooyinka Oo Riyo Ku Tilmaamay Kuwa Sheegtay Inay Maamul Goboleed ay Ugu Magac Dareen koonfurta Soomaaliya U Dhisayaan

Wilaayada Islaamiga Ee Gobolada Jubooyinka Ee Xarakda Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa Ka Jawaabay Hadalo Maalin Ka Hor Warbaahinta ay Ka Sheegeen Xubno Ka Tirsan Dowladda Ridada Ee Murtad Shariif Hogaanka U Haayo Taasoo ay Ku Hadaaqeen In ilaa 6 Gobol Oo ay Ku Jiran Gobolada Jubooyinka ay Maamulo U Samaynayaan Isla Markaana ay Kala Wareegayaan Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab.

 Afhayeenka Wilaayada Islaamiga Ee Jubooyinka Sh Xasan Yacquub Cali Allaah Dhowree ayaa Gaashaanka U Daruuray Jawaab Qeexana Ka Bixiye Hadalka Ka Soo Yeeray Murtad Aadan Saransoor Xili Uu La Hadlayay Idaacada Islaamiga Ee Andalus afka Ee Magaalada Kismaayo Waxaana Uu Sheegay In Raga Arinkaasi Sheegay ay Yihiin Kuwa aan Tabar Lahayn Oo Leh Waa Socon Weynee aan Orodno.

 Sidoo Kale Sheekh Xasan Yacquub ayaa Sheegay In Xubnaha Dowlada Ridada Ee Ku Sugan Degmada Doolow Islamarkaana Maamul U Sameynta Ka Hadlay ay yihiin Kuwa aan Wax Qabad U Laheyn Shacabka Muslimka Ee Soomaaliyeed Waana arin Cadowga Uu Adeegsanaayo Si Umada Muslimka Ee Walaalaha ah Loo Kala Jarjaro Arintuna ay Tahay Qeebi oo Xukun.

Dhanka Kale Sheekha ayaa Shacabka Muslimka Uga Digey Hagar Daamada ay Wadaan Cadowga Iyo Kuwa la Shaqeeya Oo Raba Dhibaateenta Umada aan Marnaba U Ogoleyn In Shacabka Soomaaliyeed Iskiisa u Istaago Dowlad Islaami Oo Shareecada islaamka Ku Dhaqanta aan Rabin Shacabka Isagoo sheegay In ay Ka Shaqeeyaan Dhibaateynta Umadda.

Si Kastaba Ha ahaatee Hadalkaan ayaa Ku Soo aadey Xili Degmada Doolow ay Kulan Ku Yeesheen Daalimiin Isku Sheegay inay yihiin Siyaasiyiin Iyo Kuwa Ka Tirsan Dowlada Ridada  Oo Cadowga Soomaaliyeed Ku Adeegta Kuwaasi Oo Sheegtay Inay Maamul Hoos Taga Cadowga Soomaaliyeed Ee Itoobiya.

 

اللهم انصر عبادك المجاهدين في الصومال اللهم سدد رميهم ووحد كلمتهم وألف بين قلوبهم ومكن لهم في الأرض واكبت عدوهم ورد مكره في نحره ، يا بديع يا منان يا ذا الجلال والإكرام اللهم أبرم لإخواننا المجاهدين أمر رشد يعز فيه أولياؤك ويذل فيه أعداؤك ويؤمر فيه بالمعروف وينهى فيه عن المنكرنسألك من الخير كله ونعوذ بك من الشر كله.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: