Maamulka Somali Islamic Dacwatu Tawxiid Center Wuxuu Idinku Bishaareenayaa In Caawa Uu Qabanaayo Kulan Loogu Tala Galay Shacabka Soomaaliyeed Meel Walba ay Dunida ka Joogaan Iyo Websiteyada Soomaaliyeed

Kulan ay Qaban Qaabiyeen Maamulka Dacwatu Tawxiid Center ayaa Caawa Ka Dhacaaya Qolka ama Madrsada ay Paltalk Ku Leeyihiin  Ee Qolka Somali Islamic dacwatu Tawxiid Center Ee Aalada Internetka PALTALK Si Toos ah ama LIVE

 Kulankaas Oo Ra’yiga Saliimka ah Iyo Su,aalo Quseeya Xarakada Shabaabul Mujaahidiin Loogu Waydiinaayo Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sh Cali Dheere) Hadaba Shacabka Muslimka Soomaaliyeed Ee Ka Soo Qeeb Galaaya Kulanka Wuxuu Dhici Doonaa Saacada Soomaaliya 9:00 Fiidnimo Ama 6:00 Uk PM Taariikhduna Tahay 28/12/ 2009 Fikirkaaga Walaalahaaga aad Ku taageerayso Waa Muhiim Waxaana Rajeynaynaa Inuu Mira Dhalo Fikirkaaga Saliimka ah Insha’Állaah

 Maamulka Dacwatu Tawxiid Center  

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: