Amiirka Mujaahidiinta Caalamka Sh Usaama Bin Ladin Allaah Dhowree ayaa Fariin U diray Saliibiyiinta Reer Galbeedka

AFGHANISTAN BIN LADENHogaamiyaha Ururka Al-Qacida Sheekh Usama Bin Laadin ayaa ka dalbaday Dowladaha Reer Yurub inay Ciidamadooda kala soo baxaan Wadanka Afqanistaan, wuxuuna tilmaamay in Dalabkiisa uu yahay Mid Cadaalad ah ee aysan ahayn mid Baadil ah.

Fariinta Sheekh Usama oo Jimcihii la soo dhigay Barta Internet-ka ayaa yiri “Wakhti dheer ma sii socon doono Dagaalka Afqanistaan illaa ay faydanto Boorkiisa, mana ku arki doontaan Saameynta uu Maraykanku ku yeesho, waxaad ku go’doomaysaan oo kaliya Halkaas iyo wixii ka sii danbeeya Haddii uu Alle Idmo, anaga iyo Idinkuba waxaan wada joogaynaa uun Goobta Dagaalka, Daalimkuna wuxuu isku Qarinayaa Dulmigiisa”.

Wuxuu intaa sii raaciyay Fariin uu u jeediyay Shucuubta Reer Yurub “Hadal iyo Dhamaantii Anagu idinkama Dalbayno Baadil iyo wax la mid ah, ee waxaan idinka Dalbayno waa Cadaalad ah inaad Dulmigiina Naga dul qaadaan oo aad Ciidamadiina la soo baxdaan, waxaana Caqliga ka mid ah iniidaan Dariska Xumeyn”.

Sheekh Usama ayaa uga digay Reer Yurub inaysan ku dhicin sidii Joorjiya oo ku sheegay in Joorjiyiintii isku halaynayay Taageerada Maraykanka aysan ka helin waxayna ka heleen oo kaliya ayuu yiri Waxaan ahayn“Hadal Bilaash ah, markii ay kaalmo weydiisteen waxay ka heleen oo kaliya waxaysan uga Fadhin oo ah Cunto yar, Teendho iyo inay Maryaha dhiiga uga dhaqaan”.

Wuxuu Sheekh Usama ugu Baaqey Reer Yuru inay Ciidamadooda kala soo baxaan Afqanistaan wuxuuna yiri “Qofka Caaqilka ahi ma ogolaanayo in Caruurtiisa Hantidiisa uu ku Difaaco Washington, Waxaa Ceeb ah in NATO Taliyaheeda ugu weyni uusan u Aabo yeelayn Dhiiga Basharka, wuxuu ku Duqeynayaa Tuulooyinka Diyaarado si ula kac ah.

Reer Yuruboow Xaalkiinu sidee buu noqon karaa Marka uu Maraykanku isakaga soo baxo ilaahay idankii Daalimka Miyaan u Qarinaa Dulmigiisa… Hal Dirham oo ka hortag ah wuxuu ka Wanaagsanyahay Daraahiim badan oo Dawo ah, in Xaq loo soo laabtana wuxuu ka kheyr badanyahay in Baadilka lagu sii dhaganaado.

18 Responses

  1. innAllah ama nahnu…. Allah huakbar

  2. blud can i join your gang or family

  3. asc dhamaan see tihiin kawarama xaldiina guud haye waan wanaagsanahay waxaan idin rajeenaa guul wacan?
    waqtiwalba insha alaah

  4. Please destroy israel n usa….Allahu akbar

  5. dhamaan waxaan salaamayaa umada muslimiinta meelkstaa ay ku suganyhiin asalaamu caleykum waraxmatu laahi wabarakaatu huu salaan waxaan umada somaaliyeed meelksataa ay ku sugan yiin kacotsanayaa in ay iaalahay daraadiisa gaalada ula dagaalamaan

  6. please killle obama and srael all i great

  7. alaha xifdiyo abu zubayr &fuaad maxamed khalaf waa dad jihaatamaya dadka maan gaabka ah maxay umalaynayaan in ay iska imaanayso xukunka allah hadaan dhiigbadan u daadan

  8. A.S.C ayaan leeyahay umada islaamka h dhamaantooda gaar ahan umada muslimka ah ee soomaaliyeed

    waxaana jeclahay in aan si qaas ah u salaamo amiirkeena x/sh/mujaahidin sh.muqtaar c/raxmaan abuu zubeyr iyo sh.cali maxamud raage {cali dheere} xafida hullaah sh. abuu mansuur

    salaan kadib waxaan ugu baaqayaa umada muslimka soomaaliyeed in ay ka qeybqaataan jihaadka lagula jiro saliibiga ku soo duulay dalkeena muslimka ah

    w.w.w

  9. anoo ah siciid axmed siciid oo ku nool magaalada boosaaso gaar ahaan xaafada necfish
    waxaan rabaa inaan ku biiro al shabaab igala soo xiriira telka ah 090261191 ama emailka ah
    somali112010@hotmail.com

  10. فإن مدى تأثير الإعلام الجهادي على العدو ومن تبعه من عملائه في ظل الحملة الشرسة على الإسلام والمسلمين أصبح لا يخفى على أحد, وذلك بالعمل على كشف زيف العدو ومخططاته، مما جعل العدو يتربص بالمؤسسات الإعلامية الجهادية الدوائر ويحشد كل طاقاته من أجل محاربتها، وقد حشد لذلك أمواله الطائلة وكثيراً من خبرائه الإعلاميين والتقنيين وأجهزته المتطورة مقابل أعداد بسيطة وإمكانيات متواضعة واعتماد على الذات في النفقة, ورغم كل ذلك فقد باءت جميع حملاته بالفشل الذريع مع تواطؤ تام لجميع أجهزة الاستخبارات العالمية من عرب وعجم للنيل من هذه الثلة القليلة, لكن رد الله كيدهم في نحرهم, وقد كان منطلق الإعلام الجهادي نابعاً من قول الله تعالى: {ادْعُ إِلِى سَبِيلِ رَبِّكَ بِالْحِكْمَةِ وَالْمَوْعِظَةِ الْحَسَنَةِ وَجَادِلْهُم بِالَّتِي هِيَ أَحْسَنُ إِنَّ رَبَّكَ هُوَ أَعْلَمُ بِمَن ضَلَّ عَن سَبِيلِهِ وَهُوَ أَعْلَمُ بِالْمُهْتَدِينَ }النحل125,وكان من أهم أولويات الإعلام الجهادي كشف زيف العدو من جهة, وتحريض الأمة المسلمة على أن تنهض بالفريضة الغائبة من جهة أخرى في أعتي حملة صليبية على الإسلام, وكذلك للتوثيق لعمليات الجهاد التي نرى أن كثيراً منها اندثر في ظل حروب سابقة مثل حرب البوسنة والهرسك والشيشان وحرب أفغانستان ضد الاتحاد السوفييتي,والنصارى ضد المسلمين في أند ونسيا وكذلك في تركستان الشرقية فهذه الحروب لم يكن فيها الإعلام الجهادي صاحب وجود بالمعني المعروف لذا فقد اختفت كثير من جرائم العدو التي لم يعلن عنها وكذلك أختفى كثير من انتصارات المجاهدين وبطولاتهم.

  11. inaa lilaahi wa inaaleyhi raajicuun allah ha unaxariisto geesiga muslimiinta ciza ayuu ku dhintay sharafne wuu katagay

  12. asalamu cww dhaman ale haka aqbalo walaha mujahidita dunada ku shahiden ale shahadadoda haka aqbalo waxan idin leyaha amirkeyna hadu ale shahado siye galada salibiyinta aha ha ogadan kumanan shiq usama in dunada joga hana ku bisharestan walalaha shiidka in u ale ka rajen jire ale ale ayu ka barin jire weligisa dhaman mujahidinta melkasto jogan in jihadka socön doino ila yomal qiyama

  13. Asc

  14. Asc ikhwani fillah waxan idinkaga digaa inaad gaalada ka dhigataan sokeeya iyo gar gaare waxana idiin sheega gaalo ineyna ogoleyn diin alla aeyna ogolaa doonin marka ikhwaanii ha leska ilaaliyo dhagarta gaalada in shaa allaah

  15. Asc dhaman muslimiinta ayaan halkan ka salaamayaa gar ahaan mujaahidiinta salaan ki dib waxan digniin u diraa gaalda soo duusha kunasoo duusha muslimiinta iney bur buriyaan iyo kitaabka alla in aowna shaqeyn waxan u sheega in ay ku riyoodeen arinkaas ayna dhici doonin in u talshaan kitaabka subxaanahu watacaala asi ayaana u tali dooona in shaa.alaahu marka ha kula jireen in ciqaab ku soca doonto dalka ay kasoo duuleen in loo daba mari doono oo shacabkoodo aysan nasa doonin hadey usoo bexeen in aya dhibaan shacbka muslimkaa tas waa habiinki xala tega weyna arki doonaan in shaa alahu mujaahidiinta waxan leha sugnada in sha allahu gaalo sey maleyneyso ma naqa donto in shaa allahu hadlkane gadal ayan kaso dhames tiri dona in sha allhu a s c

  16. Ilaahow u gar gaar muslimiinta aamiin aamiin

  17. Asc waxan salama musliminta mel walbo ay jogan salan kidib waxan halkan dona in an u digu mushrikiinta xaar cunka ah oo qubuuraha kor fadha in aeyna xuja u noqa doonin qabri ayaan caabudi jira marki alla ku yiraahdo ‎‏ ما ذا كنتم تعبدون ما ذا ‏maxeey ku jawabi doonaan allow ananku qubuura ayaanu caabudi jirnaa war alla ka baqa xujana ha ka dayina meel aan kitaabka alla aheyn waa iga waano hadaad ka heri weysaan ma leydan dhaafi doona kkk maya maya waa habiinki xala tega in leydin dhaafo tasne ogaada marka dib dambo ayaan kaso dhames tiri donaa in shaa allahu wixi an khalda naf iyo sheydaan ayeey ka ahaadeen wixi an wanaajiya allaah ayaa ku mahadsan oo i waafa jiya asc wrbrأجبتم أ لمرسلين)‏

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: