2 ka tirsan saliibiyiinta NATO oo Afqanistan lagu Dilay.

art_us_troops_giWasaarada Gaashaandhiga Estonia  ayaa Shaacisay in 2 kamid ah Askarteeda oo Qeyb ka ahaa Dagaalka NATO ka wado Afqanitan ladilay kadib Markii Axadii Gaari Miina Baar ah oo ay wateen lagu  Qarxiyey isla Miinadii ay Baarayeen Koofurta Afqanistan.

 

Labada Askari oo Da’dooda 26 jiro lagu Sheegay ayaa weerarka Miino ku qabsaday Gobolka Helmand ee ay ka socdaan Dagaalada keenay dhimashada Askar badan oo NATO ah.

 

Askarta Midkood ayaa Goobta lagu Qarxiyey ku dhinta halka kan kalana  uu u geeriyooday Dhaawac Culus oo ka soo gaaray Qaraxa.

 

 Estonia oo Dalka Afqaanistaan Dagaal u geysay 300 oo Askari Sanadii 2003 ayaa  waxa la Sheegay in laga Dilay 6 Ciidamadeeda ka tirsan.

xigasho somalimirror

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: