Mujaahidiinta Alshabaab ayaa dib ula wareegay degmada beled xaawa ee gobolka gedo

Mujaahidiinta Alshabaab ayaa Maanta Dib Ugala wareegay Saliibiyiinta itoobiya Iyo Tawxiid La Dirirka La baxay ahlu sunah Degmada Balad-xaawo ka dib markii weerar Barakaysan Lagu qaadey Maalin ka hor ayee ahayd Markii ay mujaahidiinta alshabaab si xeeladaysan uga baxeen degmada oo aan wax dagaal ah ka dhicin tawxiid la dirirka la baxay ahlu sunah iyo saliibiyiinta itoobiya kula wareegeen.

Sarkaal ka tirsan mujaahidiinta alshabaab oo aan la xariirnay ayaa inoo xaqiijiyay inay jab xoogan gaarsiiyeen tawxiid la dirik la baxay ahlu sunah iyo saliibiyiinta waxayna mujaahidiinta la wareegeen dhamaan degmada iyo nawaaxigeeda ay gacanta mujaahidiinta ku jirto

Sidoo kale qasaraaha la gaarsiiye tawxiid la dirirka naf iyo maalba, waxaana 4 ka mid ah iyagoo dagaalka ku jira markii nolasha lagu qabtay xukunka alle la marsiiye oo halka 2 kalena ay isa soo dhiibeen kuna jiraan gacanta mujaahidiinta waxayna ayagana sugayaan xukunka alle.

mujaahidika ayaa intaa ku daray inay 2 gawaari dagaal ah ay mujaahidiinta la wareegeen iyo hub fara badan aan cadadkooda aan helin mujaahdiinta ayaa ku sugan dhamaan xaruumaha degmada sida saldhiga iyo hareeraha degmada.

Dagaalka dhax maray mujaahidiinta iyo tawxiid la dirirka la baxay ahlu sunaha yaa ku soo aadey xili shalay galab ay 2 gabdho muslimiin ah ay ku kufsadeen tawxiid la dirirka la baxay ahlu sunah degmada baled xaawo.

sidoo kale tawxiid la dirirka la baxay ahlu sunah ayaa u firxadey dhanka doolow ay walaalahooda saliibiinta itoobiya uga horeeyaan ka dib markii ay mujaahidiinta karbaash aysan ka soo kabsan ku dhufteen dib danbena aysan ugu soo laabaneen.

اللهم منزل الكتاب مجري السحاب هازم الأحزاب، اهزم الصليبيين ومن حالفهم من المرتدين.
اللهم اجعلهم وعتادهم غنيمة للمسلمين.
اللهم دمّرهم و زلزلهم.
اللهم أنت عضدنا وأنت نصيرنا،اللهم بك نصول وبك نجول وبك نقاتل.

والله أكبر

{وَلِلَّهِ الْعِزَّةُ وَلِرَسُولِهِ وَلِلْمُؤْمِنِينَ وَلَكِنَّ الْمُنَافِقِينَ لا يَعْلَمُونَ}

wixii ku soo kordha kala soco halganka.wordpress.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: