Afhayeenka Maamulka Mujaahidiiinta Islaamiga Jubooyinka Sheekh Xasan Yacquub”Wadanka Waan ka Saareynaa Gaalo Raacyada Calankii Towxiidka ku Qornaa Gubey Gabdhaha Islaamka ahna Jalbaabka u Diidey.

Sheekh Xasan Yacquub Cali Afhayeenka Maamulka Mujaahidiinta islaamiga ee Gobolada Jubooyinka oo shir jaraa’id maanta ku qabtay magaalada Kismaayo ayaa si kulul u cambareeyey Gumeystaha Madow Ee Gaalada Xabashida iyo Dabadhilifkooda Ashahaado La Dirirka ah ee shalay la wareegay degmada B/Xaawo.
 
Sheekha ayaa ku eedeeyey in Gaalada Xabashida iyo Ashahaado La Dirirka  maalintii shalay la wareegay degmda B/Xaawo ay geysteen falal aan ku wanagsanayn Diinta islaamka oo ay ka Mid yihiin ayagoo calankii Islaamka uu ku Qornaa towxiidka Gubay Gabdhaha Islaamkana u Diiday  in ay qaataan jalbaabka oo uu Rabi SWT ku Amray Dumarka in ay jirkooda ku Asturaan Arimahaas oo kuu Cadaynaysa inaysan Gaalo raacyadu Islaam ahayn.

afhayeenka Mujaahidiinta maamulka islaamiga ee Gobolada Jubooyinka Sheekh Xasan Yacquub ayaa ku hanjabay in ay dagaal ku qaadi doonaan dibna uga saari doonaan deegaanada Gaalada Xabashida iyo Ashahaado La Dirirka gobolada dalka ay ka Joogaan oo ay ku jirto degmada B/Xaawo Sheekha ayaa ku eedeeyey Gaalo Raacyada in ay Adeega yaal u Yihiin ciidamada Xabashida.

 

اللهم منزل الكتاب مجري السحاب هازم الأحزاب، اهزم الصليبيين ومن حالفهم من المرتدين.
اللهم اجعلهم وعتادهم غنيمة للمسلمين.
اللهم دمّرهم و زلزلهم.
اللهم أنت عضدنا وأنت نصيرنا،اللهم بك نصول وبك نجول وبك نقاتل.

والله أكبر

{وَلِلَّهِ الْعِزَّةُ وَلِرَسُولِهِ وَلِلْمُؤْمِنِينَ وَلَكِنَّ الْمُنَافِقِينَ لا يَعْلَمُونَ}

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: