Markazka 19 ciidaan:Turjumid afsoomaali ah::Wadahadal dagan oo lala yeeshay Obama

Sheekh khaalid binu cabduraxmaan alxusaynaan
waxa jira mawqifyo aan isla dultaagi doono madaxwaynaha maraykanka Obama ugu horayn waxan leyahay
Obamow, Obamow naftada ma aadan waydin?

Mise nafihina ma aydan waydiin? Wayo hadalkayga kuma socdo adiga oo kaliya lakin wuxu ku socda dhamaan wadamada idin ku raacay dagaalka ka dhanka ah islaamka iyo musliminta iyo dagaalka lagu hayo jihaadka iyo mujaahidinta naftina ma waydiseen sababta aad illa iyo hadda ugu gulaysan la’dihin dagaalka Afghanistan? Sirtasi wa maxay? Sababatu wa maxay? Idinka oo haysta dayurado nooc kasta iyo habkasta leh? Iyo tankiyo nooc kasta iyo habka leh? Sido kale gantaalo nooc kasta iyo hab kasta? Lakin maxaad illa iyo hadda u gulaysan la’dihin?

In kasta oo mujaahidintu yihin kuwa fuqaro ah hadana daciif ah oo an haysan ciidan cir ama tankiyo waxba ma haystan wa fuqaro fuqaro!! Wa maxay sirta iyo sababta aad illa iyo hadda uga gulaysan la’dihin mujaahidinta Afghanistan? Sirtasi wa maxay? Obama aniga aya ku sheegaya uma bahnid inaad qabato shirar iyo kulamo
Siratu wa in illahay weyne guusha isagu leyahay runti illahay aya difaaca kuwa rumeeya.
Haa, tani wa sirta. Tani wa runta , obama wa inaad fahamto runta, mid ka gacmihisa ay ku jiraan mamulka wax kasta isaga aya goan’sada dhamaan arimaha wax kastana u fuliya sida u doono illahayga sareeya, adiga ma aha kan goamada ay gacmihisa ku jiraan ama wax u qabta sida u doono.

Obamow, Afghanistan wa mucjisada taarikhda si kale hadaan u dhigana mucjisada wakhtigaan.
Hadda labada dawladood ee calamka ugu weyn ogow labada dawladood ee calamka ugu weyn wa kuwee? Ruushka iyo maraykanka sidaas oo ay tahay way ka adkan waayeen mujaahidinta Afghanistan.
Illahay aya mahad iska leh in kasta oo aysan haysan waxba wa dad daciif ah obama hadda maxad ku fekeraysa dawladaha caalamka oo dhan dhinacaga ayeey istageen, wadamada caalamka oo dhan waa ay idin dabagaleen obama maxaad filaysa haddi lagu sheegay 500 oo sanno ka hor dhamaan dawladaha calamka waxay u kulmeen hal wadan wadankasi wuxu aha mid faqiir ah isla markasna daciif ah mana haysan wax hub ah oo ad wax u dila lakin way ka gulaysan wayeen dalkaas.

wadamada ugu faqriisan caalamka aya hor istagay wadamada ugu qanisan caalamka!!! Haddi arintaas lagu sheego ma aminaysa? Aniga ma aminayo si daacad ah ma aminayo.
Wadamada caalamka oo dhan waxay hor istageen hal wadan oo faqri ah haystan hub aad u tayyo liita wa sida an ku sheegay Afghanistan wa mucjisada wakhtiga ama mucjisada taarikhda.

Islaamka ka hor waxa jiray Kaysar iyo qisra labadi awood ee ugu weyna, wakhtigaan wa amerika iyo ruushka illa hada mujaahidinta Afghanistan way ka adkan layihin, hadda dagaalku ma dhamaan Obama dagaalku wa socda mana istaagin.
Sidaas daradeed obama ma taqanid shacabka Afghanistan, obama shacabka Afghanistan waxa loo so qaata tusaale dhinaca sabirka dadki saxaraha iyo buuraha, illahay ayan ku dhartaye ciidamadadu ma awoodan illahay ayan ku dhartaye ciidamadadu wa daalen daalen daalen , obama dad ku so koray khamro kuna barbaaray akhlaaq xumo indhahana ku kala qaaday goobaha tumashada , kuna weynaday habeenada cas cas kuma sabri karaan dagaalada iyo duulamada.

Tani wa tan nagu khasbaysa inaan nafteena dib u fiirino, dhibatooyinka idin gaaray, musiiboyinka , burburka dhaqaale, maalin dabaylo ah maalin gubasho kaymaha ah . Dhamaan arimahaan waxay ka yimadeen xagga illahay isaga ayeey mahad u sugnatay. Sabab? Wayo waxaad khalkhaliseen dhulalka islaamka waxad kufsateen dumaarki musliminta sharftoodi wad ku xadgudubteen iyo waxyalo kale oo fara badan dhulalka waxaad ku daadisen wax illahay oo kaliya ogyahay, Obama waxan ku safra Afghanistan tuulo ka tuulo, magaalo ka magaalo, gobol ka gobol illahay ayeey mahad iyo weyneen u sugnatay , waxan ka hadla masaajidyada waxan ugu baaqa dadka Afghanistan jihaadka waxan ku dhiragaliya inay garab istagaan mujaahidinta iskana kiciyaan salibiyinta duleeyey dalka iyo dadka.

Si dhab ah obama naftiina ma u weydiseen maxaan gaarnay sideeda sanno ? hadda waxaad dagaalka ku jirtaan sideed sanno? Maxad gaarteen guul? Hal wax oo ka mid ah hadafkini ma garteen?
Burbur dhaqaale, khasaare nafeed, wakhti aad dayacdeen dadaalada aad samayseen maxay u dhigmaan waxba ma aha marka loo barbar dhigo illahay, obama wax hadaf ah oo aad garteen ma jirto illahay ayan ku dhartaye inti ciidamadinu yimadeen dhulka Afghanistan dambiyadu kor ayeey u kaceen tuganimadu wa siyaaday, burcad dhuleeda way bateen tiro ahaan musuq masuqu wuxu noqday mid caado noqday dhibaatoyin badan aya ku so siyaaday dadka Afghanistan? Nasasho miyaad u kenteen dadka Afghanistan? Farxad miyaad u kenteen dadka Afghanistan? Cadaalad miyaad u kenteen dadka Afghanistan? Amni miyaad u kenteen dadka Afghanistan? Illahay ayan ku dhartaye obama waxba ma aydan fai’din sideedi sanno obama imiso ayeey argagaxisinimadaan si socon doonta? obama imiso ayeey argagaxisinimadaan si socon doonta?

Dhiig ayaad daadisen obama, dumaarki wa kufsateen obama, obama caruurti wa disheen, obama masajidyadi wa dumiseen, obama quraanka ayaad dulaysateen, hadalada illahay ayaad bahdisheen obama, obama illahay ayan ku dhartaye argagaxsinimada dhabta ah wa tan argagaxisinamada dhabta ah wa dulaysiga quraanka kariimka ah, Obama ciidaankaga waxa lagu ogaday dhacdooyin dhowr ah oo ah dulaysiga quraanka kariimka ah iyo Illahay kuwaas oo ka dhacay wilayada khost, ciidaankaga caabuda saliibka waxay galeen iskool gaar loo leeyahay kaas oo quraanka kariimka ah lagu barto waxayna bilabeen inay garaacan caruurta yar yar.

kadib waxay so qaaden quraanki iyaga oo bilaabay inay ku gubaan taraq!!! Tani ma aha miya argagaxisinimo obamow? Tani ma aha miya argagaxisinimo? Illahay ayan ku dhaartaye wa argagaxisinimada ugu weyn in kitaabka illahay la dulaysto.
Wilayada ghazni ciidamadada caabuda saliibka waxay galeen masajid waxay bilaaben inay quraanka ihanaystaan masajidka illahay dhexdisa arintaas oo mudaharad keentay. Obama argagaxsinamadan intee si socon doonta?
Obama ma ogtahay in Kabul oo kaliya. Waxan booqday Kabul, Kabul waxa ku nool 40,000 oo garoob, 40,000 oo garoob miyaysan ahayn argagixisinimo? Waxan haysana 40,000 oo garoob kuwas oo an lahayn rag miyaysan ahayn argagaxisinimo? Obama ciidamadada adoomaha u ah saliibka jeclana sinada wad la yaabi doonta marka an ku iraahdo ciidamadada jecel sinada?

Obama dhabti marki ciidamadadu aadan xaafadaha iyo tuuloyinka iyaga oo baadigobaya mujaahidinta, waxay dhibaan dumarka obama kadib waxa ay dumarka ku khasbaan inay kufsadaan, obama wa ogtahay islaamka dhexdisa in dumaarku boos ku leyihin waajibna nagu tahay dhawrida sharftooda tasina ay boos ku leedahay diintayada iyo qulubtayada sidina oo kale ma aha, maya, maya maya dumarkinu wa dulaysanyihin wayna fashilanyihin wadooyinka ayeey dhoobanyihin iyo goobaha xumanta waxay la baxda qofkay rabto, waxay la seexata qofkay rabto, waxay la safarta qofkay rabto, waxay la dhaxda qofkay doonto, maya obama kuwaas oo kale ma nihin obamow obamow si fiican u fiiri eraygaan waxan u kicinay dagaal u kicinay dagaal? qof dumar ah awgeed.

Wakhtigi rasuulkeni suubana naxariis iyo nabadgalyo korkisa ha ahate wuxu weerar ugu qaaday yuhuda sabab? Mid yuhudi ah aya gabar muslimad ah ku duleyeey suuqa, nin muslim ah aya doonay inu dilo ninkaas, yuhudi way dishay ninkaas sidaas awgeed Rasuulkenu SCW dagaal ayu qaaday? Gabar awgeed.
Idinku gabar dagaal uma qaadi kartan macquul ma aha macquul ma aha dagaal inaad u qaadan gabar macquul ma aha.

Anaga obamow si fiican u ogow eraygaas waxan nafteena u bixina iyo dhiigena iyo waxa an haysano sabab? Inaan ilaalino dumarka idinku uma bixisan dhiig inaad dumar ilaalisan, waxaad so sartaan keentan gabadha ugu quruxda badan oo aad ledihin kadibna waxaad ku xayaysiisan kabo. Halkaas miyeey dumarku idinka joogan? Waxaad ku iibisan dumarka ugu qurxda badan kabo? Illahay aya mahad iska leh obamow dumarku xageena wa luul iyo dhayman oo kale, haddi ad haysan lahayd luul iyo dhayman dadka miyaad u so bandhigi lahayd mise wa haysan lahayd? Jawaabtu wa inaad xifdin lahayd sidaas awgeed obama waxan ku leeyahay mee qiimaynti? Horumarki meeh? ilbaxnimadi aad matalayseen meeday idinka oo kufsanaya gabdhihi musliminta sharftoodana ku tumanaya tan miya qiimayntu?tani ma aha qiimayn illahay ayan ku dhartaye wa dib u dhac? Horumarki meeh tani ma aha horumar ee wa dib u dhac.

obama ka feker xagee ku danbaynaysaa xagee aadaysa kadib marka aad dhimato? Waad dhimanaysa illahay ayan ku dhartaye waad dhimanaysa sidi aabaha u dhintay awoowgana u dhintay, lakin wa maxay masiirkagu? Wa maxay masiirkagu dhimashada kadib aduunku wu dhamaan rasuulka SCW wuxu yiri” yuhuudi iyo kiristaan oo I maqla markasna aan I rumayn illahay aya naarta ku tuuri doona” sidaas waxa yiri rasuulkeni SCW, Obama marka ad timado malinta la isi soo saarayo malintaas cabsida ah aadka u adag kaligana aad timado xage jiri doonan ciidaankagu ? ilaaladadu xagee jiri doonan? Meeday lacagtadi? Xilkagi meeh? magacagi meeh? sumcadadi meeday? Obama kuli wa tageen kuli way tageen obama? Kadib waxaad hor istagi doonta illahay Weyne ee sharafta leh illahayga ummadihi horre iyo kuwa danbe illahay ga sharaftu u sugnatay wuxu ku weydiin doona dhiiga musliminta falastiin wuxu ku weydiin doona dhiiga musliminta soomaaliya illahay wuxu ku weydiin doona dhiiga musliminta ciraaq illahay wuxu ku weydiin doona dhiiga musliminta Afghanistan illahay wuxu ku weydiin doona dhiiga shuhadada dhiiga dumarka dhiiga ciyaalka iyo dhiiga dadka wawayn xagee u baxsanaysaa?.

Obama waxan rabaa inaad shan daqiiqo fakarto sawiro sawirkaan sawior dab holcaya fiiri dab holcaya si fiican u fiiri kadibna sawiro kuna feker adiga oo ku dhex jira aad u kulul ka waran adiga oo dhex dabalanaya dabkaas ma rabo inaan irahdo saacad lakiin hal daqiiqad hal daqiiqo naaftada u sawir, ka waran kulaylka cadaabta. Ka waran kulaylka cadaabta obamow? Wa dab aad u kulul una xanuun badan, kulaylkeedu wa daranyahay dhexdeduna wa dheertahay rasuulkeena SCW wuxu dhahay hadi dhibic ZAQQUM( geed argagax ah oo ku yaala narta)? Sawiro hadi geedkas dhibic ka mid ah ku so dhacdo dhulka dadka korkoda ma gaari doontoo kaliya qaradaha amerika ama eeshiya ama afrika maya dadka dhulka ku nool dhamaan dhulka hal dhibic oo kaliya aya ku filay inay ka saarto nafaha dhamaan dadku way dareemayan dhibicdaas.

Ma aha wax naftu sawiran karto ama qof ku fakari karo rasuulkenu SCW wuxu dhahay ka waran qofka uu zaqquum u yahay cuno iyo cabitaan illahay waxan ka baryayna inu naga nabad galiyo cadaabta illahay. adiga obama awood ma lihid cadabta illahay awood loma leh illahay aya weyn sharfna iska leh illahay wuxu leeyahay.
{ والذين كفروا لهم نار جهنم لا يقضى عليهم فيموتوا ولا يخفف عنهم العذاب }
Obama sawiro waxa ugu sareeya ee ay dadka naarta rajeeyan wa dhimasho lakiin ma dhiman karaan, mana nasan karaan lagamana yaraynayo cadaabta kumaanan sannoo oo cadab la dhexfadhinayo malintaas qofna wax uma cadabi karo sida illahay wax u cadabayo qofna wax uma dulayn karo sida malintaas lo dulayn doono gaalada iyo mushrikinta.
Obama waxaad qaaden xilligi doorashada olaale la maga cbaxay haa, waa awoodna taas oo ah wan qaban karnaa.

Maya ma awoodan obama adoonku wa daciif adoonka wa la abuurtay wuxu wax samayn kara oo kaliya marka illahay doono ma samayn kartaan illa illahay doono illahay aya ku mahadsan in illa manta aad ka adkan la’dihin mujaahidinta Afghanistan iyado xatta dhamaan wadamada aduunku idinla jiraan.

Obama ha ilaawin ha ilaawina dhacdooyinka Afghanistan , haa wadan kasta wuu idinku raacay dagaalka, dhacdooyinka Afghanistan waxay daboolka ka qaaden xaqiiqoyin illahay na wa kala saaray kuwa xun iyo kuwa fiican obama waxba ma haysaan illahay aya naftiisa wuxu ka leeyahay
{ قل اللهم مالك الملك تؤتي الملك من تشاء وتنزع الملك ممن تشاء وتعز من تشاء وتذل من تشاء بيدك الخير إنك على كل شيء قدير} , {إنك على كل شيء قدير}
ku fakar aayadan
{إنك على كل شيء قدير
obama waxan leenahay caqiido aaminsan in wax kasta illahay hayo guushuna isaga la jirto waxan kaga waramaya mujaahidinta Afghanistan , waxan dhexgalay mujaahidinta Taliban wana la fadhiistay madaxdooda iyo amiiradooda waxba ma haystan illahay ayan ku dhartaye qaybtod kabaha aya ka go’an qoryo aad u qadiim ah intaas oo dhan kadib ma aydan ka gulaysan mujaahidinta Afghanistan tani wa raxmada iyo wanaaga illahay ku manaystay. Iyo raxmada illahay aduunkuna wuxu arki doona illahay idankis iyo awoodisa inu yahay midka abuurtay samooyinka iyo dhulalka.

{ وإذا قضى أمراً فإنما يقول له كن فيكون } caalamku wuxu arki doona sannadkan ama sanadka so socda illahay awoodisa iyo idankisa awooda mujaahidinta Afghanistan wayna ka gulaysan doonan adoomaha caabuda saliibka, haa obama illahay awoodisa iyo idankis casharku ma aha bilawga maya casharku wa dhamaadka qofka goobta dagaalka ka baxa aya ah kan jabay kaas aya jabay isaga aya jabay obamow dhibatooyinka idin gaaray wa inay runta idin fahamsiiso obama calamada aad qadeen oo ah haa wa awoodna oo ah wa karna obama aniga waxan leyahay calamad ii gaar ah obama calamadaydu waa malinta guushaydu wa malinta an shahiido malinta farxadyadu wa malinta an dhinto aniga oo shahiid ah maxaan obama arintaan kugu sheegaya? Waxan kugu sheegaya obama wa guusha dhabta ah ee qofka muslimka ah.

obama islaamka noolashoda dhabta ah ma aha aduunka, noolashu waxay no bilabata hadan islaam nahay obamow dhimashada kadib illahay aya weyn obama xasuuso marka nafta shahiidka ama muslimka baxdo xagee aada? Wakhtiga ay baxdo nafta shahiidku ama muminka dhabta ah xage aada illahay aya weyn ogow meesha ay aado waxay aada illahay wa kulanka ugu weyn ugu cajibsan ugu quruxda badan uguna farxada badan marka adoonku la kulmi illahaygi abuuray. Haa haa haa adoonku wu ku faraxsanyahay inu la kulmo illahaygi abuuray rasuulkeni suubana SCW wuxu yiri” qofki jeclada la kulanka illahay illahay wa jeclada la kulankisa” lakin adiga wa gorma obamow illahay wu ku farxaya inu la kulmo adoonki wanagsana oo daacada aha ama shahiidka aha lakiin haddi adoonku aha mid xun ama gaal illahay ma jecla inu la kumo lama kulmayo illahay wayo ma aha mid nadiif ah nafta gaalku illahay lama kulmayso obamow!!..

Obama ciidamadada aya I hareereyey ciidaankaga waxay igu hareeraysnayeen 10 saac obama sawiro 30 tanki oo ay la socdaan diyarado dagaal helikobtaro dagaalka wuxu bilowday 7 di subaxnimo lakin marki ugu horaysay oo dagaalku bilowday waxan kaga waramaya dareenkayga si degan ayan kula hadli illahay wuxu nagu so dajiyeey sugnaan iyo kalsooni waxa nala ku hareereyey mid ka mid ah degmooyinka Afghanistan marki dagaalku qarxay subaxi 7 di iyo bar waxa na so weeraray adoomaha saliibka oo jeclaa inay ka sinaysatan dumarka degmadaan meeshas ayan joognay obama dareenkayga ayan ku sheegaya malintaas ma ilaawi doono waxay ahayd isniin illahay mahadis wa soomana illahay raxmadisa awgeed rajadayda ugu weyn sawiro obama oo ah tan aan ugu jeclahay uguna macaan ma taqaana obama?

Wa inaan u dhinto jihaadka illahay aniga oo sooman illahay la kulmo aniga oo sooman shahiid sabirsan ah ajar raadinaya oo horay u socda dib na dagaalka u so jeesanayn, obama dagaalki wa bilowday hubki aya istaagay runta aya kaga sheegaya hubkayaga wa hub horre fuqaro ayan nahay hubkinu wa kuwi ugu danbeeyey hubka muhiimad ma leh waxan haysana hubka gacanta laga tuuro lakin dhib weyn aya jirta obamow obama ma ogtahay inaan dagaalka dhexdisa seexday
{ إذ يغشيكم النعاس أمنة منه }
Ma sawiran karto arintaan lakiin wa illahay fadligis isaga ayana mahad iyo weyneen iska leh wana amisanahay obama iskama hadalno wax kasta oo an ku hadalano wa caqiido iyo mabda, xage ka qaadana mabd’as? Waxan ka qaadana kitaabka iyo sunnada Rasuulka SCW illahay Jalla wacala muxu yiri quraanka illahay weyne wuxu yiri
الَّذِينَ قَالَ لَهُمُ النَّاسُ إِنَّ النَّاسَ قَدْ جَمَعُوا لَكُمْ فَاخْشَوْهُمْ فَزَادَهُمْ إِيمَانًا وَقَالُوا }
maxay yirahdeen
قالوا : { حَسْبُنَا اللَّهُ وَنِعْمَ الْوَكِيلُ } .
ma aysan dhihin bari aya nagu filan ama galbeed ama qofkaas aya nagu filan ama dhinacaas aya nagu filan ma aysan dhihin lakin waxay dhaheen
حسبنا الله ونعم الوكيل
sabab? Waayo iimaanka aya qulubtooda galay waynida illahay aya qulubtooda ku jirta hadi adoomuhu la weynan lahayeen waxay dhihi lahayeen bari ama galbeed aya nagu filan
waxan aminsanahay xadiiski rasuulkena SCW u ku yiri
احفظ الله يحفظك
illa u ka yiri Rasuulku SCW

واعلم أن الأمة لو اجتمعت على أن يضروك بشيء لم يضروك إلا بشيء قد كتبه الله لك
Obama sawiro adiga oo dagaalka ku seexday wan seexday waxa soocday duqayn duqayn duqayn duqayn!! Illahay aya mahad iska leh isaga ayana wax ilaaliya oo dhawra ciidamadada caabuda saliibka way garan wayeen meesha an hurdo obama sidaan ku sheegay waxan aminsahay in wixi kugu dhaca aysan ku dhaafen wixi ku dhaafana aysan kugu dhaceen illa marki danbe dagaalku dhamaaday
makhribki kadib. Ciidamadadu dib ayeey u gurteen lakin nasiib uma yeelan inaan ku shahiido dagaalkas waxan si dacada ugu dharanaya obamow oo ku sheegaya in haddi anan shahiidin, dareenkayaga ayaan raba inan kaga waramo hadda ayana ku soo gudbin igama aha inaan geesinimo iyo awood ku mujinayo, maya obama illahay aya arintaan naga waaniyeey
{ ولا تزكوا أنفسكم }
Lakiin wa dareen wa ku dharanaya obamow haddi anan ku shahiidin dagaalkan wayo wa dagaal ka mid ah dagaalada ugu weyn ee islaamku la galaan adoomaha saliibka taarikhda ma dhicin arintaas oo kale obama sawiro waxa dawlado isi soo raacay iskuna tageeray dagaal ka dhan ah islaamka iyo musliminta iyo weerar lagu qaado jihaadka iyo mujaahidinta kana dhaca dhulka Afghanistan.

wakhtigi jihaadki ruushka caalamku wuxu la jiray mujaahidinta lakin hadda calamka oo dhan wu ka so horjeeda mujaahidinta waxan leyahay wa mid ka mid ah dagaalada ugu qaalisan islaamka wakhtiyadaan illahay ayan ku dhartaye hadi anaan ku dhiman dagaalkan aad ayan u murugon doona murugo weyn obama maxaad u timid Afghanistan? Noolashaa aduunka anagu waxan u nimid idinka obamow inaan ku shahiidno Afghanistan illahay dartis oo raadino noolasha danbe idinka ka warama obamow? Tani wa xaqiiqada an rabo inaad fahamto obamow waxan u imid Afghanistan in hadalka illahay sareeyo kuwa gaalada ah warkooduna hooseyo illahay ayan ku dhartaye obamow ma aqbali doono waligeen in hadalka gaaladu ka sareeyo hadalka illahay waxan dhiigena lacagteena iyo wax kasta oo an hayno u bixinayna in kelimada sarayso oo an waxba ka sarayn.

Obama ka feker masiirkaga si aad ah uga feker xaqiiqada ogow aduunyadu wa wakhti yar dhimashaduna waxay ku timada kadis kadib maxa ku danbayn? Wax kasta aduunka wa la ilaawa meeye boqoradi? Meeye madaxwaynayashi? Meeye amiiradi ka horeeyey? Meeya kuwaasi? Wa la ilaaway wakhtigan xagee aaden? Waxay aaden nolol danbe qofka wa raxaysan balse intee dhantahay lixdan sanno? 70 sanno? Kadib maxa ku danbayn doona naftada la feker? Ka feker adiga oo qabriga lagu dhigay meeshas mugdiga ah oo yar saxiib ma joogo cidna kuma racayso obamow.

Farxada dhabta ah waxay ku jirtaa diinta illahay illahay ayan ku dhartaye qofka marka u yirahdo eraygaan qiimaha badan(illah ma jiro illahay mooye) iyada ayan ku noolanayna ku dhimanynaa una dagalamayna ma aqbali doono inaan wax kale u dagalaano ama cidan illahay ahayn isaga aya guusha iska leh uma dagalamayno wadaninimo ama waxyalo jaahili ah maya waxan u dagalamayna in kelimada illahay kor ahato kelimada illahayna sarayso illahay ayan ku dhartaye qofka marka u dhaho illah ma jiro illahay mooye sawiro eraygaas qofka wuxu dareemaya farxad daganaan awood eraygasi wa kan ugu weyn oo loo aasasay dhulalka iyo cirarka illah ma jiro illahay mooye.

U duceeya walaalihina Mujaahidinta
Waxa turjumay
Markazka 19 ciidan ee jihaadka iclaamiga ah
11/8/2009

إخوانكم في جيش التسعة عشر للجهاد الإعلامي

 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: