Munaasabaddii maanta ka dhacay Masjidka Nasru-diin ee lagu shaacinayay Midnimadii ay wada gaareen Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab iyo Xisbul islaami.
Munaasabad balaaran oo si qurux badan loo soo agaasimay si rasmi ahna loogu shaaciyey Midowga Xarakada Shabaabul Mujaahidiin iyo Xisbul Islaam ayaa maanta ka dhacday Magaalada Muqdisho.
Munaasabadan oo ay ka soo qayb galeen in badan oo ka mid ah madaxda Shabaabul Mujaahidiin iyo Xisbul Islaam ayaa madaxdii ka soo qayb gashay Munaasabadda waxa ay ka soo jeediyeen khudbooyin iyo fariimo ku wajahan Shacabka Soomaaliyeed.
Hoos Ka Dhagayso Khudbooyinka ay Kala jeediyeen Masuuliyiinta Midnimada gaaray ee Xarakatu Shabaabul Mujaahidiin iyo Xisbul Islaam
Afhayeenka Alshabaab Sh Cali Dheere






Filed under: Uncategorized






