Xarunta la socoshada xaalada drs caafiya sidiiqi oo ku xiran xabsi ku yaala maraykanka ayaa soo tabisay in waraysi lala lahaday caafiya sidiiqi hooyadeed ay ku sheegtay in arimo dhowr ah lagula kacay caafiya sidiiqi.
waxaa ka mid ah in lagu khasbay in ay ku dul socoto quraanka kariimka ah kadib marki ay indhaha ka xireen. iyaga oo kadib ugu qisooday waxa ay samaysay.
waxay sidoo kale sheegtay hoyadeed in caafiya sidiiqi lagula kacay arimahaan
1. in ka badan 6 nin oo ka tirsana ciidamada amerikanka iyo kilaabta mukhabaradka ay kufsadeen wakhtiyo badan.
2. in la garaacay ilaa dhiig ka soo daato jirkeeda.
3. in si qaab darro ah loo xiray ama lagu ciyaaray nidaamka xirida .
4. in lagu duray waxyaalo an la aqoon waxa ay yihiin.
5. in timaheeda mid mid looga jiiday.
in qolkeeda lagu daadiyey quraanka kariimka ah kadib indhaha loo xiray laguna amray inay ku dul socoto.
Caafiya sidiiqi aya soo martay xabsiga bagram kadibna waxaa la geeyey xabsi ku yaala gudaha maraykanka.
Halkaan ka akhriso warka oo dhamaystiran
http://justiceforaafia.org/index.php/articles/articles/477-front-line-interview-with-aafia-siddiquis-family-
Filed under: Uncategorized






