Website kaan waagacusub.com ayaa umadda soomaaliyeed dhibaato fara badan ku haya taas oo isugu jitra mid caqiido mid anshax iyo mid xornimo wuxuna umadda kala dagaaalama caqiidadeeda saxda ah faafiyana shirki iyo qabuura caabud.
sidoo kale waxuu faafiya anshaxumada heeso iyo qurun ah iasagoo doonaya in xumaantu ku dhexfaafto umadda muslimka ah wuxuu inta badan colaadiyaa dadka ahlu xaqa ah.
haddaba iyadoo xaalddu sidaas tahay ayuu bilaabay inuu daandaansado qaybo ka mid ah saxaafadda xorta ah ee baahisa xaqiiqada ka taagan dhulkeeni hooyo.
horaantii bishan waxaa ku yimid Somalimemo cilad xaga serverka ah intay hawada ka maqneyd ayuu shaagtay in uu hawada ka saaray .
Wuxuu u soo diray Email digniin ah Shabakada somalimemo.net isga oo iska dhigaya nin wax yaqaan oo weerari kara Websiteyada waxaana ay ku shegeen dadka yaqaan mooryaan jaahil dadkana ku dhici jiray Muqdisho.
Halkaan ka akhri eimalkii u diray Somalimemo.net.
Gaaleeysiinta ka jooga,waxaad u tihiin xor inaad siyaasada garabyada sidaad doontaan wax uga qortaan laakiin qof muslima waa gaal ka jooga.
intaan waa digniin,waxaan websiteka ka dhigi doonaa disable todobaad kadib hadaad ka bixin weysaan wixii gaaleeysiin ku saabsan
Associated Somali Journalists ASOJ Chairman
Maxay ka Qareen websiteyada somalilida Daahir calasow iyo Been abuurkii uu Sameeyey Qaarka mid ah Culimada Somalilida iyo Masuuliyiin !!!
http://www.alqimmah.net/showthread.php?t=10187 Murtadka Waagacusub oo cadawadisi isu badashay been abuur
Daahir Calasow waxuu ku been abuurtay Shabakada wararka Shabelle.net halkaan ka akhriso http://somalifans.net/2009/07/21/danyeer/.
http://somalifans.net/2009/01/23/ninka-lagu-magacadaahir-calasow-tafatiraha-shabakada-waagacusub-oo-ku-cadaaday-inuu-yahay-basaas-ka-tirsan-sirdoonka/
http://www.hobyonet.com/detal1.php?idn=195 Wariyeyaasha Galmudug oo si wadajira u cambaareeyay shaqsi ka been abuurtay+Magacyadooda
http://www.somalimirror.com/2009/05/27/sheekh-cali-warsame-oo-beeniyay-hadal-uu-ka-abuurtay-boga-waaga-cusub/
http://sbclive.net/view.php?articleid=13260 Daahir Calasow dab shidnimada dadnimo xumo & doqonimo ayaad u leedahay
Website-ka Daahir Calasaw ee Waagacusub ayaa lagu sheegay inuu yahay Website faafiya been abuurka iyagoo ku fushanaya Dano siyaasadeed iyo Mid dhaqaale, waxana tusaale ka mid ah Eedayntii Xawaalada Qaran taas ah in la shaqeyso Alqeida isga oo raba in uu xawaalada baad ka qaado
Mooryaan Calasow intaas kaliya shaqadiisu ma aha ee waxa kale oo jira qoraalo iyo sheekoyiin been abuur ah oo u ka qoro dadka wanaagsan ah iyo gabdhaha somaliyeed oo uu sawiradooda ku dhajisto webkiisa idan la aan.
Waxaa soo Diyaariyey Abuu muscab
Filed under: Uncategorized







waxaa halkaan kalahadlayaa nacaska lugu magacaabo daahir calasow waxba muu qato in uu yahay nin marba qabiil sheegto marka waxba kama yaqaano saxaafad ee faraha ha kalaboo
Walleey waayo ninka sidaan ugaranayo daahir calasoow in uu yahay tuug aan alle aqoon waasax abuu muscab waxaa sii dheer waa ruufiyaan nagu dhibay dhulkaan aan joogno ee gaala waxaa uu kuleeyahay ii dir lacag xawaalada hadaad diido waxaa uu kuugu dac weenayaa gaalada kufaarta ah mana tukado masoomo ma dhaafo sinada waa mujrim murtad ah suma wallaahi thl
Dahir calasow waa nin;kahadla wax pasta oo bulshadu u baahantahay ee ka daaya afxumada kadaay
asc daahircalasow mataqaaniin waxad kucoladinaysiina waainta oowidinka indho dheeryahay ninka waxa dhicikara amaruntasheego dadku majecla saaxib hadad waxisku heeysid masraxa lasoofuul adigoo si asluubah udoodaday
daahir calasow ma taqanaan waxuu ahaa mooryaan joogi jiray xafada suuqa xoolaha gaar ahaan dhinaca quri cajaad ka waxuu na ahaa nin wali giis xaraan ku jiri jiray oo dad ka muslim ka dhibi jiray tuug tuug dhalay oo najaas ah waaye markii danbana waxuu waar diyo u ahaa radio stn war kan awal ba muslim ma ahaan waana wax badaw ah oo wali giba aan xalaal cunin
hadaa muslim miinta soomaliyaad aa nahay nin kaan holland ayuu joogaa waa inaa ku jihaad naa oo garaac naa waxuu u malayaa in aan dhulka galada wax lagu yali karin lakiin walaa waa ku jihadanaa mida kale ha liska ilaa liyo waxuu u shaqayaa hayada sir doon ka galada waxana ku taa ku laayo kuwo aa qaraabo yihiin oo suuqa daawada aa bakaraha joogo oo wadaado isku qariyo kuwaas na waa inaa mu jahidiinta wax ka qabtaan
Dahir calasow inta la soo shegay haduu ku kacay waa tuug
DAAHIR:wuxuu ahaa ayaa la mariyey,qof aan waligii wax qorin waxna aqrin waa ka liitey,waxaan dhihi la,haa waa nin u,baahan in caqliyan loo baaro.ina CALASOW (QALINKA DHIG QORIGAAGII KU NOQO)
Waxan ugu baaqayaa ninka mooryaanka ah Kaxuubsiibtay diinta islaam ugu horay tuubuu ilalaah marka xigta waa inad kabaxda falka ad kujirtid waana inad cafis waydiisata dadka muslimka ah ee ad ugaftay ama adxumaysay.ogow taas waa nasiixo adiga dankuu ah aduunka iyo aaqiro.qofwalbo oo kanaxayo daahir calasow hagaarsiyo fariintayda mahadsanidiin