Kumanaan katirsan Ciidamada Shabaabul Mujahidiin ayaa Goordhaw gudaha u galay magaalada Dhoobleey Gobalka Jubbada Hoose oo ay shalay dagaal ku qabsadeen Maleeshiyaad Kenya laga keenay iyo kuwa ONLF.
Wararka nagasoo gaaraya magaalada Dhoobley waxay xaqiijinayaan in Jihooyin kala gedisan ay magaalada kasoo galeen Guutooyin katirsan Shabaabul Mujaahidiin oo xalay oo idil isaga soo kala gurmanayay magaalooyinka Jubbooyinka.
Saraakiil katirsan Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa Somalimemo.com u xaqiijiyay in Ciidanka Mujaahidiintu ay Dhoobleey kasoo galeen Jihooyin kala gedisan sida dhanka waqooyi ee Diif iyo dhanka Qooqaani oo ay ka dhaqaaqeen Boqolaal katirsan Ciidanka Mujaahidiinta iyo kuwa Diif kasoo dhaqaaqay.
Gaadiid dagaal oo ay ka carareen Maleeshiyadii ONLF iyo kuwii Axmed Madoobe ayaa laga helay Howdka Dhoobleey waxaana weli socda baaritaano ay saraakiisha Wilaayada Islaamiga Jubbooyinka ku baad goobayaan baqaayaadkii Maleeshiyadii Arbushaadda ka gaysatay Dhoobleey iyo Gaadiidkii ay wateen.
Ilo Wareedyo kale ayaa inoo sheegay in Mujaahidiintu ay Cagta soo mariyeen Maleeshiyaad katirsanaa kuwii Axmed Madoobe oo markii ay Dhoobleey ka carareen doonayay in ay Kenya galaan.
Jawiga magaalada ayaa caadi kusoo laabtay waxaana dib loo fasaxay Isgaarsiintii magaalada oo ay horay u xanibeen Maleeshiyadii Shareeca diidka Axmed Madoobe iyo kuwa ONLF.
Somalimemo.com kala soco Warar dheeraad ah
Filed under: Uncategorized







asalaamucalaykum waxan leeyahay dadkan moodaya inay islaamnimadu sidantahay dib haysu saxaan oo maatida dhibta ha ka daayaan xagee lagu arkay qof ashahaadanaya oo la dilo kitaabkeebay ku taa laa iska daaya dhiiga islaamka e aad xalaashateen habeen iyo maalinba .
waxaan idinkula talinayaa inaad fahantaan shihiidku wuxuu yahay .
Waa suaal horta shabaab iyo diinta ma halbaa mise shabaab wa shabaab diintana wa diin
gaaladu waxyar ayay qoslayaan wax yarna wa oo yi doonaan farmaajana shalaymarku dhahay geerida mujaahid usaamu alle haw naxariistee ayan ku farxay waxa laga nacdalay samada waxaan xalay ku riyooday isaga ooo nin mujaahid gacanta ku dhigay asaga iyo nin kale oo gaal ah oo shir kula jiray halgu bushaaraysato
Asc waxan dhihilaha halajojiyo dakalka
Islaamka jihaadka hawadaan ilaa qiyaamaha gaalo ayuu alle ku duleynayaa. Asc
war illahey giijab shay ayaa mahad usugnatay marka labad waxan hambalyo u diraya somalimemo waxan idin leyahay walaalaha bahidoad wad daboshen maxa yelay waxey awal kuxirnajiren wab sed wadamad galada kuyalo marka alxam dulilah hada musliminta somaliya garahan mujahidinta iyo inta jecel hada dhacdoyinka dhabta eh weyla socdan masha allah walaalaha gacanta kuhayo wad mahad santihin waxan halkan ugu hamblyeyn mujahidinta calmka garahan somaliya illaow guley musliminta galadane jabi asc
Gaalada hadhaco
waraa been badnadaa anaa majoogo dhooblay wadnaha u dhimo awoowgaa lagub yee
beenta hadaad dhaafi weesid waa ku kuf sanaa cunug yar camal eey ku dhalay was qaniisti kumahri say was adigoo kale beenta qoraayo waa lagu cunaa pich
Asc warhoy iskadhaafa aflagaadada Allah kabaqa
Asc mid ogaada gaalo wayjabtay waxba gaalada yaa ladaba galin diinta Allena hala difaaco