Munaasabaddii maanta ka dhacay Masjidka Nasru-diin ee lagu shaacinayay Midnimadii ay wada gaareen Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab iyo Xisbul islaami. Read more »
Filed under: Uncategorized | Leave a Comment »
Munaasabaddii maanta ka dhacay Masjidka Nasru-diin ee lagu shaacinayay Midnimadii ay wada gaareen Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab iyo Xisbul islaami. Read more »
Filed under: Uncategorized | Leave a Comment »
Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa maanta Saxaafadda gudaha iyo dibadda waxay usoo bandhigeen Meydka Askari Ugaandheys ah,kaasi oo habeenkii xalay ay toogteen Ciidamo ka tirsan Guutada Mustafa Abul Yaziid ee dhawaan lagu soo bandhigay magaalada Muqdisho. Read more »
Filed under: Uncategorized | 1 Comment »
Dagaaladii kululaa ee galabta ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa waxaa u suura gashay Mujaahidiinta Shababul Mujaahidiin in ay cagta mariyaan difaacyadii Qabuura galeenka halka dhanka kalena ay la wareegeen Mujaahidiintu dhammaan goobihii ay ku sugnaayeen Qabuura galeenka ku qaraabta magaca sharafta badan ee Ahlu Sunnah Wal Jamaacah. Read more »
Filed under: Uncategorized | Leave a Comment »
Waxaa saaka xaalad daganaansho ah laga dareemayaa fariisimihii Shaley galab ilaa habeenimadii xaley Mujaidiintu gacanta ku dhigeen, Mujaahidiinta Liwaaga Cali Bin Abu-Daalib ee ka howl-gala Wilaayada Islaamiga ee banaadir ayaa dagaalo adag waxay la geleen Ciikadamada Kirishtaanka ah ee Yugaandh oo difaac ka sameystay Hotel Juba, Mujaahidiinta ayaa si geesinomo leh waxey gudaha ugu daateen difaacyada yugaandhiiska iyo kuwa Maleeshiyada ridada ee gabaadka u ah. Read more »
Filed under: Uncategorized | 1 Comment »
Dagaallo culus oo u dhexeeyay Ciidamada Deegaanka Galgala iyo Maleehshiyaadka Cabdi Raxmaan Faroole ayaa xalay markale ka dhacay agagaarka degmada Galgala ee Gobalka Bari oo maalmihii lasoo dhaafay dagaallo ka socdeen. Read more »
Filed under: Uncategorized | Leave a Comment »
JEDDAH:- Sheekh Cumar-Faaruuq oo u warramayey idaacadda codka Maraykanka, VOA, qaybteeda Afsoomaliga ayaa shaaca ka qaaday in aan bisha Ramaddaan la jihaadi karin. Wariye C/Casiis Xuseen Cismaan ayaa weydiiyey su’aal ahayd in dagaalka lalaba jibaaro ama la badiyo weerarada dhan ka ah Ciidamada Amisom sida ay sheegayaan kooxaxa Muqdishu ka dagaalamaya, ma diinbaa Sheekh Cumar? Read more »
Filed under: Uncategorized | 1 Comment »
Zenawi waxa uu markale si qeexan u sheegay, shir jaraa’id oo uu August 11, 2010 ku qabtay Addis Ababa, in kooxaha heshiiska la gashay ay yihiin “hadda kuwa ugu taag daran” oo ay heshiiska ogolaadeen kaddib markii “kooxahaasi ay ku badbaadi waayeen degaanka. Read more »
Filed under: Uncategorized | Leave a Comment »
Hoos waxaa ku qoran turjumada heshiiskii Addis Ababa ku dhexmaray UWSLF iyo xukuumadda Itoobiya, qoraalkaas oo ka kooban 6 qodob oo kala ah (1) Soo Afjarid Xaaladdii Iskacaabinta, (2) Xuquuqda Dastuuriga ah, (3) Dib-u-dejin & Baxnaanin (rehabilitation), (4) Xuquuqda dib-u-soo laabashada, (5) Dar-dar gelinta horumarinta, (6) Dhaqan Gelin. Read more »
Filed under: Uncategorized | Leave a Comment »
Ciidamada Xisbada Wilaayada Islaamiga ah ee Jubooyinka ” Jubada Hoose & Jubada Dhexe” ayaa howl-gal burcad sifeyn ah oo ay shalay Duhurkii ka fuliyeen Deegaanno hoostaga Degmada ” Jammaame” waxay ku dileen mid ka mid ahaa Burcada ugu caansanaa Jubooyinka kaas oo in badan ay ku raad-joogeen Ciidamada Mujaahidiinta. Read more »
Filed under: Uncategorized | Leave a Comment »
Waxaa maanta oo Arbaco ah isla markaana ah maalinkii koowaad Bisha Barakaysan ee Ramadaan Sanadka 1431 Hijrada, si buuxda looga wada Soomanyahay Dhamaan Degmooyinka iyo Deegaanada ay ka Jiraan Wilaayaat-ka Islaamiga ah ee ka taliya Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya. Read more »
Filed under: Uncategorized | 1 Comment »